-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyay Telefishanka Alcarabiya”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyay Telefishanka Alcarabiya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LhWje5c5n1E
 ...
Saturday, September 21, 2024
-
Kaluumaystada Berbera oo Taageeradii Iyo Codkiiba Kala Noqday Xisbiga Kulmiye Iyagoo Cabashooyin Tiro Beela Soo Bandhigay”Daawo Muuqaal
Kaluumaystada Berbera oo Taageeradii Iyo Codkiiba Kala Noqday Xisbiga Kulmiye Iyagoo Cabashooyin Tiro Beela Soo Bandhigay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7dO4eKQobs8
...
Wednesday, September 18, 2024
-
“Cabdicasiis Samaale Waa Ninka Koowaad ee Doonaya Inuu Muuse Dhaco’Kulmiyena Wuxu Leeyahay Daayaca Qaranka Nagu Doorta Wax Difaac Qaran Layidhaa oo muuqdaana Ma Jiraan”Gudoomiye Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf
"Cabdicasiis Samaale waa ninka koowaad ee Doonaya inuu Muuse dhaco' Kulmiyena Wuxu Leeyahay Daayaca Qaranka Nagu Doorta Wax Difaac Qaran Layidhaa oo muuqdaana Ma Jiraan""Gudoomiye Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf
&n...
Sunday, September 15, 2024
-
Gudida Ansixinta Ururada Siyaasada Iyo Asxaabta Qaranka oo Komishanka Ugudbiyay Liiska Kama Dambaysata Ah ee Ururada Doorashada Ka Qeyb Galaya
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xafiiskooda kagala wareegay Guddida Diiwaangalinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka , liiska kama danbays ka ah ee Xisbiyada Qaranka iyo Ururada Siyaasada ee ka ...
Wednesday, September 11, 2024
-
XUSUUS QORKA MAANTA 11 SEPTEMBER IYO WEERARAKII MARAYKANKA (11 SEPT ATTACK) QALINKII CALI-MAHAD YUUSUF Qormadii 1aad
XUSUUS QORKA MAANTA
11 SEPTEMBER IYO WEERARAKII MARAYKANKA (11 SEPT ATTACK)
QALINKII CALI-MAHAD YUUSUF
Qormadii 1aad
Maanta oo kale 11kii Septembar 2001, waa 23 Sanadood ka hor waxaa Qaraxyo waaweyni ka dhaceen Dal...
Wednesday, September 11, 2024
-
XUSUUS-QORKA MAANTA 5.September 2024 SANAD GUURADII 1AAD EE GEERIDII AXMED NAAJI SACAD 1939-2023 Hibadii iyo Horumarkii Fanka Afsoomaaliga
XUSUUS-QORKA MAANTA 5.September 2024 SANAD GUURADII 1AAD EE GEERIDII
AXMED NAAJI SACAD 1939-2023 Hibadii iyo Horumarkii Fanka Afsoomaaliga
Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf
Qormadii 2aad
Sanadihii Todobaatanaadkii oo Fank...
Saturday, September 7, 2024
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Maxamud Gahayr Ismaaciil oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajucuun.
Alle naxariistii janno ha ka waraabiyo Maxamuud Gahayr Ismaaciil oo goordhaweyd magaalada Hargaysa ku geeryooday, samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo eheladii qaraabadii iyo asxaabtii u...
Friday, September 6, 2024
-
Maxjarka Daryeelka Iyo Dhoofinta Xoolaha Nool ee Almutaxida ee Berbera oo Camiran”Daawo Muuqaal
Maxjarka Daryeelka Iyo Dhoofinta Xoolaha Nool ee Almutaxida ee Berbera oo Camiran"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/N09hJcEW2s0
...
Saturday, August 31, 2024
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub ee Itoobiya Ufadhi Doona Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiyi doona Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito ee dhawaan l...
Thursday, August 29, 2024
-
Shirweynihii 8-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid oo Musharax Madaxweyne Loogu Doortay Eng Faysal Cali Waraabe Kuxigeena Loogu Cumaamaday Cabdirashiid Ducaale Diiriye(Shiine)
Shirkii Golaha Dhexe ee UCID oomaanta ka Qabsoomay Hutel Maansoor Hargeysa ayaa Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga loogu Doortay Eng Faysal Cali Waraabe halka Murashaxa Madaxweyne ku xigeenna loo Doortay Profesor Cabdirashiid Ducaale...
Thursday, August 29, 2024
« Previous Page — Next Page »