-
Waa maxay sababta Mareykanku uga dhigtaan madaxweyne Nin milatari ah……qalinka Adan macalin maxamuud
Qalinkii: Adan Macalin Maxamuud
Dalka Maraykanka oo ah dalka maanta hogaamiya quwada ciidan iyo ta dhaqaale caalamka waa dal si dimoqraadi ah u doorta madaxweynahooda iyagoo codkooda ku dooranaya kolba s...
Friday, November 10, 2017
-
Wacdaraha Ololaha Doorashada Iyo Waxyaabaha Ay Saaxadda Ku Soo Kordhiyeen Saddexda Murashax Ee Faysal, Muuse Iyo Cirro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta bilaabmaya wareegii u dambeeyay ee ololaha doorashada xisbiyada qaranka. Xisbiga UCID ayaa maanta u tahay maalintii 7aad ee ololaha doorashada oo ah maalintiisii u dambaysay, halka uu KULMIY...
Friday, November 10, 2017
-
Daawo Muuqalka”Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Eedeeyay Wacyi Galin La.aan La Xidhiidha Qaabka Loo Dhiibanayo Codka Doorashada Madaxtooyada Iyo Fariin Culus Oo Ay Udireen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Eedeeyay Wacyi Galin La.aan La Xidhiidha Qaabka Loo Dhiibanayo Codka Doorashada Madaxtooyada Iyo Fariin Culus Oo Ay Udireen
...
Friday, November 10, 2017
-
“Reer Berberaw Muuse Waa Hayin Lasoo Tijaabiyay Waxaanu Taaganyahay Halkii Wiilwaal Ee Aheyd Nin Ragi Walaal Waxa Uu Ku Dhaamaa Majirto Halka Cirona Uu Taagayahay Halkii Xirsi Amaan Ee Kibirka Aheyd Ee Isa Safa Labadaas Miyaynu Isku Doorsanaa”Wasiir Saleeban Xaglatoosiye”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Reer Berberaw Muuse Waa Hayin Lasoo Tijaabiyay Waxaanu Taaganyahay Halkii Wiilwaal Ee Aheyd Nin Ragi Walaal Waxa Uu Ku Dhaamaa Majirto Halka Cirona Uu Taagayahay Halkii Xirsi Amaan Ee Kibirka Aheyd Ee Is...
Thursday, November 9, 2017
-
Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Oo Guud Ahaan Uga Mahad Celiyay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Isu Soo Bixii Ololaha Doorashada Mudadii 7da Maalmood Aheyd Fariin Culus Oo Maalinta Codaynta Doorashada La Xidhiidhana Udiray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Musharax Muuse Biixi Oo Guud Ahaan Uga Mahad Celiyay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Isu Soo Bixii Ololaha Doorashada Mudadii 7da Maalmood Aheyd Fariin Culus Oo Maalinta Codaynta Doorashada...
Thursday, November 9, 2017
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Ololiha Maalinta Lixaad Xisbiga Kulmiye Ee Berbera Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno Ka Socday Qurba Joogta Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Ololiha Maalinta Lixaad Xisbiga Kulmiye Ee Berbera Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno Ka Socday Qurba Joogta Gobolka Saaxil
https://youtu.be/qNKek7gMDcM
...
Monday, November 6, 2017
-
Daawo Muuqalka”Safiirka Somaliland Ee Dalka Finland Marwo Samiya Xaaji Muuse Iyo Haweenay Finish Ah Oo Goob Jooge Caalamiya Ah Oo Reer Berbera Kala Qeyb Galay Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye Iyo Hadalo Ay Kasoo Jeediyeen Fagaaraha 26ka June
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Safiirka Somaliland Ee Finland Marwo Samiya Xaaji Muuse Iyo Haweenay Finish Ah Oo Goob Jooge Caalamiya Ah Oo Reer Berbera Kala Qeyb Galay Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye Iyo Hadalo Ay Ka...
Monday, November 6, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Berbera Iyo Taageerayaal Tira Badan Oo Isu Soo Baxay+Qurba Joog Tira Badan Oo Xisbiga Kulmiye Katirsan Oo Ololaha Ka Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ololaha Xisbiga Kulmiye Ee Berbera Iyo Taageerayaal Tira Badan Oo Isu Soo Baxay+Qurba Joog Tira Badan Oo Xisbiga Kulmiye Katirsan Oo Ololaha Ka Qeyb Galay
https://youtu.be/PLOXS6RvEAY
...
Monday, November 6, 2017
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Deegaamada Dhaynoole,Bureeqa,Bixin Duule Iyo Geelookor Oo Jiif Caaqil Xasan Shaqale Ku Wareejiyay Kaadhadhkii Doorashada Lagu Codaynaayay Iyo Fariin Uu Caaqilku Udiray Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacabka Deegaamada Dhaynoole,Bureeqa,Bixin Duule Iyo Geelookor Oo Jiif Caaqil Xasan Shaqale Ku Wareejiyay Kaadhadhkii Doorashada Lagu Codaynaayay Iyo Fariin Uu Caaqilku Udiray Masuuliyiint...
Sunday, November 5, 2017
-
Daawo Muuqalka”Oday Hada Reer Baadiye Ah Oo Ciidamada Cirka Somaliya Kawada Tirsanaan Jireen Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Sheekeeyay Taariikh Nololeedkii Musharaxa Muuse Biixi Cabdi
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Oday Hada Reer Miyiya Oo Ciidamada Cirka Kawada Tirsanaan Jireen Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Sheekeeyay Taariikh Nololeedkii Musharaxa Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/G_hMnKPDxJU?t...
Saturday, November 4, 2017
« Previous Page — Next Page »