-
Shirkada DP World Oo Bilawday Shaqadii Dhismaha Iyo Ballaadhinta Dekeda Bosaso Iyo Hirgalinta Mashaariic Horumarineed Oo Bulshada Putland Loo Qabanayo Xili Aan Tii Dekeda Berbera Ee Ka Horeysay Waxba Ka Hirgalin
Bosaso(Berberatoday.com)-Waxaa Magaalada Bosaso Dhowaan Soo Gaadhay Teemkii Ugu horayay Ee Bilaabi lahaa Mashruucii Weynaa ee Lagu Dhisayey Dekeda Magaalada Bosaso oo dhowaan ay dawladda Puntland la gashay Shirkada DP World Heshii...
Sunday, September 3, 2017
-
War Deg Deg Ah”Xoghayihii Dalxiiska Xisbiga Waddani Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)Oo Hada Iskacasilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbigaas
Burco(Berberatoday.com)-Xoghayihii Dalxiiska Xisbiga Waddani Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray) ayaa Qoraal uu Hada soo dhigay Bartiisa Facebooka shaaciyay inuu Xilkii iyo Xubinimadii uu Xisbigaas Iskacasilay isaga oo masuulkani shee...
Sunday, September 3, 2017
-
CROSSING THE BORDER TO SOMALILAND: THE DANGER, THE PROCESS AND USEFUL TIPS
As some of you may know, I have traveled around Africa for 2 months and I decided to save the most challenging country for last: SOMALILAND! This is my 95th country! Woohoo! and after hearing all the horror stories about it, I w...
Sunday, September 3, 2017
-
Jaamacada Camuud waxaa aasaasay aqoonyahanno uu hor kacayo Prof. Saleyman Axmed Guudleed ilaahay cimriga ha u barakeeyee. Waa Jaamacadii u horaysay ee laga aasaasay Jamhuuriyadda Somaliland W/Q Agaasime Axmed Abokor
Jaamacada Camuud waxaa aasaasay aqoonyahanno uu hor kacayo Prof. Saleyman Axmed Guudleed ilaahay cimriga ha u barakeeyee. Waa Jaamacadii u horaysay ee laga aasaasay Jamhuuriyadda Somaliland, wakhtigii la aasaasa waxaa maanta l...
Sunday, September 3, 2017
-
“Waan Iskacasilay Xisbiga Wadani, Ninka Musharaxa Ka Ah Ee Madaxweynaha Iga Doonaya Inaan Ugu Ololeeyaa Waa Ninka Yidhi Kursiga Kuxigeenka Baarlamaanka Intuu Siciid Heli Lahaa Hala Waayo Ee Waliba Igaa ololeeyay”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble”Daawo Muuqal
"Ciro Waxan U arkay Inaanan Dalka Hogaamintiisa Ku Aaminayn"Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble"
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Waan Iskacasilay Xisbiga Wadani, Ninka Musharaxa Ka Ah Ee Madaxweynaha Iga Doonaya Inaan Ugu Ololeeyaa Waa ...
Sunday, September 3, 2017
-
Fanaanka Maxamed Cali Burco Oo Muuqaal Cusub Ku Soo Saaray Heesta DHAKHTAR BAA ISKU KEEN QORAY
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu Halkan Idinku soo gudbin doonaa Fanaanka weyn ee Maxamed Cali Burco oo heesta qaraamiga ah ee Dhakhtar Baa Isku Keen Qoray ku soo saaray Muuqaal Cusub
https://youtu.be/BsnSlaWiUXc
...
Sunday, September 3, 2017
-
War Deg Deg Ah”Maxkamadda Sare Ee Dalka Kenya Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Natiijadii Doorashada Madaxweynaha Kenya , Isla Markaana Amartey In Mudo 60 Maalmooda Doorasho Xor Iyo Xalaal Ah Lagu Qabto
Nairobi(Berberatoday.com)-Maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii madaxtooyada ee dhawaan ka qabsoontay dalkaasi.Guddoomiyaha maxkamadda ugu sarraysa Kenya David Maraga ayaa sheegay in...
Saturday, September 2, 2017
-
Akhriso”Qisada Ayeeyo Ingiriisa Oo Guursatay Wiil Afrikaan 27 Jira Ah Iyo Dawladda Oo Ka Shakiday Ninku In Uu Xeelad Wato
London(Berberatoday.com)-Ayeeyo Ingiriis ah ayaa niyadjab xun iyo murugo xad dhaaf ah la kulantay kadib markii ay dawladda Ingiriisku diidday in ay dal-ku-gal siiso wiil 27 sano jir ah oo ay guursatay. Haweenayn oo 72 sano jir...
Wednesday, August 30, 2017
-
Berbera”Ganacsato Boob Ku Haysa Xabaalo Qadiimiya Oo Duleedka Magaalada Kuyaala Oo Lafihii Laga Soo Saaray Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Oo Sababtay Inay Dad Sahacab Ah Iyo Wasaarada Iyo Diinta Awqaaftu Ka Hadlaan”Daawo Warbixin Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Berbera"Ganacsato Boob Ku Haysa Xabaalo Qadiimiya Oo Duleedka Magaalada Kuyaala Oo Lafihii Laga Soo Saaray Iyo Fadeexada Ka Dhalatay Oo Sababtay Inay Dad Sahacab Ah Iyo Wasaarada Iyo Diinta Awqaaftu Ka Ha...
Tuesday, August 29, 2017
-
HABKAN IYO TILMAAMAHAN RAAC SI FUDUD SI AAD UGU ISTICIMAASHA ADEEG E DAHAB (SOMTEL)
Markaad moobile kaaga aad isticmaalayso *110*lamberka mobile 654440181 *100 afar gees markaad merchant u diraysid *113*merchant numberka*lacagta afargees prepaid markaad eDahab kaga shubanayso ama aad cidkale ugu shubayso *114*num...
Tuesday, August 29, 2017
« Previous Page — Next Page »