Guurkii Lagu Kala Booday Galbeedka London”W/Q Abdifitah Mohamed Xaambe
Guurkii lagu kala booday galbeedka London.
Maalintii Isniinta ahayd kuna astaysnayd 3-7-2017 ayaa Hool-ka Aroosyada iyo xafladaha kale ee DIAMOND loogu ballansanaa in la dhiso guri cusub, la iskuna guuriyo laba dhallinyara Soom...
Weriye WEJI Oo Ka Warramay Aqoontii Saxaafadeed Ee Marxuum MIJIR-QAADDI
Hargeysa(Berberatoday.com)-Weriye Maxamed Xasan Cali (Weji) oo ka mid ah Ruug-cadaaga Saxaafadda Somaliland, ayaa si kooban uga warramay Aqoontii Alle ha u naxariistee Maxamed Maxamuud Axmed (Mijir-qaaddi) oo ka mid ahaa Raggii la...
Wednesday, July 5, 2017
Wiil Gabadh Uu Jeclaaday Saddex Jirkiisii, Guursaday 20 Sano Dabadeed !
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa aynu had iyo jeer aragnaa marka ay ubadku yar yihiin inay sheegaan waxyaabaha ay jecel yihiin inay sameeyaan marka ay weynaadaan, laakiin aad ayay u yartahay dadka ka dhabeeya riyadiisii uu ku hammi...