Halkan Ka Akhriso Noocyada Khudrada Ku Habboon In La Cuno Xiliga Afurka
Berbera(Berberatoday.com)-Tiro badan oo dadweynaha Muslimiinta ah ayaa isticmaala cuntooyinka dufanka iyo baruurta leh xiliga ay afurayaan, taasina waxa ay ku keentaa inay mudo yar ka bacdi dareemaan firfircooni la’aan, halka si...