Jacaylku Sida Maandooriyaha Ayaa Uu Miyirka U Qaadaa
London(Berberatoday.com)-Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in jacaylka dhabta ahi uu maskaxda qofka u beddelo si la mid ah sida uu maandooriyuhu u sakhraamiyo. Cilmibaadhistu waxa ay sheegtay in qofku marka uu la kulmo qof uu si ...
Ilaahay Dartii U Caawi Wiilkan Alle Haku Caawiyee
Saleebaan Cabdi Diiriye waa inan dhalin yaro ah oo la il daran dhaawacyo caloosha ka soo gaadhay mudo laga joogo 13 gu’ waxaa uu ku noolaa xaafad ku taalla magaalada Laascaanood ee G Sool .
Isaga oo caruur ah ayey ka ...