|
Articles
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Ku Saabsan Xeerka Saxaafada Somaliland Iyo Sababaha Hor-Taagan Dhaqan-Galkiisa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan waxaanu idinku soo gudbin doona barnaamij qiimo badan
oo laga diyaariyey xeerka saxaafada Somaliland iyo sababaha hor-taagan in xeerkan la ansixiyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka ...
Saturday, April 29, 2017
-
Shirkada SKA international groups waa shirkad macaash doon ah oo Qandaraasle ah( Contructor ) ee Maxay u timi Somaliland?? Qalinkii A/rahman fidhinle UK
Waxaanu Shacabka Reer Somaliland daaha uga faydaynaa in shirkada SKA international groups aanay aheyn shirkad maalgashade ah ee ay tahay Shirkad macaash-doon ah oo ugaadhsata qandaraasyada dalalka dagaalada sokeeye ragaadiy...
Saturday, April 29, 2017
-
War-murtiyeed Ka Soo Baxay Kulan Laga Hadlay Xorriyada Warbaahinta
War-murtiyeed ka soo baxay kulan laga hadlay xorriyada warbaahinta
Waxa magaalada Hargeysa ka dhacay 26kii iyo 27kii April 2017 kulan laba maalmood ah oo ay ka soo qayb galeen ergo lixdan qof ah oo ka kala socday dhamaan gobolada...
Saturday, April 29, 2017
-
Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe: Macalin Aan Mahadiyey W/Q Naasir Aadan
Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe: Macalin aan mahadiyey
Ugu horayn Waxaan Ilaahay uga baryeyaa Inuu Caafimaad degdeg ah Siiyo Guddoomiyihii Wargeyska Haatuf Mujaahid Yusuf Gabobe oo muddo laba todobaad ku dhaw xaalad caafimaad ugu j...
Saturday, April 29, 2017
-
Laba Lamaane Oo Muddo 69 Sanno Is Qabay Oo Iyagoo Gacmaha Is Haysta Mar Wada Geeriyooday
Illinois(Berberatoday.com)-Lamaanahan ayaa la sheegay inay 69 sanno is qabeen, waxaanay ku noolaayeen gobolka Illinois ee dalka Maraykanka, waxaanay ahaayeen qoys la sheegay inay aad isku jeclaayeen,isla markaana nolol badan meel ...
Saturday, April 29, 2017
-
Dib U Xasuuso Taariikhda 3da Bisha May 2002, Waa Maalintii Xaqu Kusoo Dagay Ee Alle Oofsaday Hogaamiyihii Somaliland,ta Cusub Dhidibada Utaagay Marxuum Madaxweyne Cigaal
Berbera(Berberatoday.com)-Dib Xasuuso 3 Bisha May , Waa Maaalintii Alle Naxariistii Jano haka Waraabiyo Ee Uu Geeriyooday Hogaamiyihii Somaliland,ta Cusub ,Maxxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Waa sanadguuradii 17 Ee Kasoo wareegtay ma...
Thursday, April 27, 2017
-
Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan Oo Damacsan Inay Xabsiga Dhigaan Hoggaamiyaha Waddani Xirsi Oo Si Toos Ah U Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Magacaabista Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada Booliska Oo Noqon-doonta Sallaanka Loo Maro Xadhigiisa+ Maxaad ka Og-tahay Xoggaha Xasaasi Ah Ee Ku Duugan Magacaabista Gaashanle Ganey Oo Ay Ilmaadeer Yihiin Haweenay Lagu Magacaabo Ruweyda Oo Wasiir Xaashi Mucaaridadeeda Ka Ledi-waayey
Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Moorgan oo Damacsan Inay Xabsiga Dhigaan Hoggaamiyaha Waddani Xirsi oo Si Toos ah u Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Magacaabista Taliyaha Hawlgelinta Ciidamada Booliska oo Noqon-doonta...
Thursday, April 27, 2017
-
Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Kabaha La Dulmaray Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Iyo Hogaamiye Xirsi Faalo Dheerna Ka Bixiyay Sawirada Istuska Ah Ee Gudoomiye Musharax Ciro Caanka Kuyahay+Eedo Culus Oo Reer Wadani uu Dusha Usaaray Mujaahidku
Borama(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qeyb galay
munaasibad uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayey kooxo dhalinyaro ah oo ku soo biiraayey xisbiga Kulmiye oo lagu qabtey maga...
Wednesday, April 26, 2017
-
Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Aroosyo Kharashaad Badani Ku Baxeen Galay Xilli Gobolada Dalka Qaarkood Gaajo Iyo Xanuuno Loogu Dhimanayo+Magacyada Wasiiradaasi.
Wasiirka Caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa dhawaan aroos cusub ku galay Hargeysa,Bilawgii todobaadkan ayaa baraha bulshadu ku kulanto ee Facebook-ga iyo Twitter-ka lagu baahiyey sawirada wasiirka iyo xaaski...
Wednesday, April 26, 2017
-
GUUGUULE IYO MAANTA
Xaaladii abaaruhu way sii xumaanayaan, dad iyo duunyaba way saamaysay. Madaxweynaha waxa waajib ku ah inuu u madda la hadlo, Allena aan barino inuu abaaraha inaga jabiyo oo aan is wada saamaxno. Waa abaartii ugu adkayd ee soddon s...
Wednesday, April 26, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|