|
Articles
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka Taariikh Faneedii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Oo Dalka Sweden Shalay Ku Geeriyooday Iyo Riwaayadihii Uu Sameeyay
Hargeysa(Berberatoday.com0-Halkan Ka Daawo Muuqalka Taariikh Faneedii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Oo Dalka Sweden Shalay Ku Geeriyooday Iyo Riwaayadihii Uu Sameeyay
https://youtu.be/z8tiBax8uaA?t=159
https://youtu.be/O8swZ_X...
Thursday, April 20, 2017
-
DACWADDA UCID WAA MAARA-RAW SIYAASADEED (W/Q: C/Raxman Caydiid)
DACWADDA UCID WAA MAARA-RAW SIYAASADEED
(W/Q: C/Raxman Caydiid)
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. Marka Xiga Waxaan Salaan Diiran Hawada U Marinayaa Bahda Saxaa...
Thursday, April 20, 2017
-
Daawo Muuqalka”Suxufi Cali Xaraare Iyo Mustafe Martin Oo Filaaqeyn Ku Sameeyay Xisbiga Waddani Iyo Jaahwareer Siyaasadeed Oo ay Sheegeen In Xisbigaasi Galay+Maxay Soo Kordhiyeen Cabdiqadir Jirde Iyo Hogaamiye Xirsi Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suxufi Cali Xaraare Iyo Mustafe Martin Oo Filaaqeyn Ku Sameeyay Xisbiga Waddani Iyo Jaahwareer Siyaasadeed Oo ay Sheegeen In Xisbigaasi Galay+Maxay Soo Kordhiyeen Cabdiqadir Jirde Iyo Hoga...
Wednesday, April 19, 2017
-
Fanaanka Maxamud Xuseen Halwed Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Lacago Loogu Soo Yaboohay Qoyskii Uu ka Geeriyooday Marxuum Qaasin Yuusuf Xaaji Axmed Oo Xalada Abaarta Awgeed Isu Daldalay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamud Xuseen Halwed ayaa Lacago Caawimo ah oo lagu soo hagaajiyay oo dad qurajoogi usoo direen Gaadhsiin Doona Qoyskii uu Ka Geeriyooday Marxuum Qaasin Yuusuf Xaaji Axmed dhawaan ...
Tuesday, April 18, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Taariikhda Madaxweynihii Hore Ee Dalka Turkiga Ahmet Necdet Sezer Iyo Habdhaqanadiisiii Nacaybka Muslimka Iyo Anshaxa Xumada Ubadnaa W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba
Sawirkan hoose waxaa ka muuqda madaxweynahii hore dalka Turkiga Ahmet Necdet Sezer, oo xilka hayay intaan xisbiga AKP iyo madaxweyne Erdogan tallada dalka qaban.
Wuxuu ahaa madaxweyne diinta islaamka aad u neceb, wuxuu ka mam...
Tuesday, April 18, 2017
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xisaabiyihii Hore Ee Dekeda Berbera Marxuum Cabdirisaaq Cali Xuseen Oo Geeriyooday Iyo Masuuliyiinta Kasoo Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com0-Daawo Muuqalka"Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xisaabiyihii Hore Ee Dekeda Berbera Marxuum Cabdirisaaq Cali Xuseen Oo Geeriyooday Iyo Masuuliyiinta Kasoo Qeyb Galay
https://youtu.be/7ScGgDu33JM?t...
Monday, April 17, 2017
-
Ma-guuraan (Gabay cusub) Waxa tiriyey: Abwaan Guuleed Yuusuf Axmed
Gabaygan waxa la yidhaahdaa “Ma-guuraan”. Waa gabay cusub oo soo baxay March 2017, waxana mariyey Guuleed Yuusuf Axmed. Guuleed waa abwaan suugaan badan leh, gabayganna waxa uu si qurux badan ugaga hadlayaa arrimo diini ah, ...
Monday, April 17, 2017
-
Wajaale Magaalo Dadka Dhinta Iyo Qashinka Meel La Wada Geeyo Iyo Cisbataalka Degmadaas Oo Isla Goobtaas Kaabiga Usaaran+Maamulka Degmadaas Oo Shaqadii Loo Igmaday Ku Fashilmay Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Wajaale(Berberatoday.com)-Wajaale Magaalo Dadka Dhinta Iyo Qashinka Meel La Wada Geeyo Iyo Cisbataalka Degmadaas Oo Isla Goobtaas Kaabiga Usaaran+Maamulka Degmadaas Oo Shaqadii Loo Igmaday Ku Fashilmay Daawo Warbixin Muuqaal Ah
...
Monday, April 17, 2017
-
Calaamadaha Aad Ku Garan Karto In ill Kugu Dhacday Iyo Sidaad Iskaga Dawayn Lahayd W/Q Muhanad Tiij Guleed Al-Maakhiri
Calaamadaha aad ku garan karto in ill kugu dhacday iyo sidaad iskaga dawayn lahayd
waxa lagu gartaa qofka ishu ku dhacdo
1: garaac wadnaha ah oo mar kasta xoog u
shaqeeya ama waqtiyada qaar
2: ßaaßacooyinka gacmaha ama lug...
Monday, April 17, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Taariikha Guunka Ah Ee Degmada Laasqoray Iyo Magacii Waayadii Hore La Odhan Jiray Xigasho Qore , C/casiis Maxamud
Ujeedka qoraalkan waa is xusuusin iyo is dareensiin uun , taarikhadii soo jireenka ahayd ee laas-qoray. ( Laas-qoray oo hore loo oran jirey Bandar-qori ).
Laas-qoray waa magaalo xeebeed da, weyn oo ku taal gobolka sanaag, l...
Monday, April 17, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|