-
Qorshe Mar Sadexaad Mudo Kordhin Loogu Samaynayo Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo La Diyaariyay Iyo Xaalad Deg Deg Ah Oo Dalka Lagalin Doono Si Qorshahaasi Uhirgalo+Madaxweyna Siilanyo….
Hargeysa(Berbera)-Warar Xogogaal ah oo Maragooda wata ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxda Isku Beesha Kasoo jeeda ee Xukunka Dawladnimada Somaliland hogaamiyaa ay wadaan qorshe Mar sadexaad Xukumada Madaxweyne Siilanyo Mudo kordhin ...
Friday, April 21, 2017
-
Halkan Ka Akhriso Hab Aad Ku Garan Karto In Akoonkaaga Facebook La Jabsaday Iyo Tallaabooyinka Ugu Habboon Ee Ay Tahay In Aad Qaaddo
Washington(Berberatoday.com)-Haddii aad ka shakido in akoonkaaga Facebook cidi si qarsoodi ah u jabsatay, waxa aaad gujisaa batamka xagga sare ee midig ugu xiga bogggaaga Faceboo, kaas oo ah waran hoos u foorara, kiiska kuu furma ...
Friday, April 21, 2017
-
Xeeldheerayaal Caafimaad Oo Sheegay In Uu Xidhiidh Ka Dhexeeyo Cirrada Madaxa Iyo Wadne Xanuunka
Qaahira(Berberatoday.com)-Cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Al-Qaahira ee dalka Masar ayaa daraasad ay dhowaan sameeyeen ku ogaaday in uu jiro xidhiidh caafimaad oo ka dhexeeya cirrada timaha madaxa iyo wadne xanuunka oo ka mid...
Friday, April 21, 2017
-
Halka Ka Daawo Muuqalka Wareysi Uu Bixiyay Mulaxamayste Musishan Xasan Sebriye Afrax(Xasan Gareyd)Oo Kamida Raga Ugu Miisig Saarista Badan Heesaha Somalida Islamaraana Ah Fanaan Heesaaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halka Ka Daawo Muuqalka Wareysi uu Bixiyay Mulaxamayste Musishan Xasan Sebriye Afrax(Xasan Gareyd)Oo Kamida Raga Ugu Miisig Saarista Heesaha Somalida Islamaraana Waa Fanaan Heesaaya
https://youtu.be/r...
Thursday, April 20, 2017
-
Halkan Ka Daawo Muuqalka Taariikh Faneedii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Oo Dalka Sweden Shalay Ku Geeriyooday Iyo Riwaayadihii Uu Sameeyay
Hargeysa(Berberatoday.com0-Halkan Ka Daawo Muuqalka Taariikh Faneedii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf Oo Dalka Sweden Shalay Ku Geeriyooday Iyo Riwaayadihii Uu Sameeyay
https://youtu.be/z8tiBax8uaA?t=159
https://youtu.be/O8swZ_X...
Thursday, April 20, 2017
-
DACWADDA UCID WAA MAARA-RAW SIYAASADEED (W/Q: C/Raxman Caydiid)
DACWADDA UCID WAA MAARA-RAW SIYAASADEED
(W/Q: C/Raxman Caydiid)
Marka Hore Mahad Oo Dhami Eebe Ayay U Sugnaatay, Nabadgelyo Iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. Marka Xiga Waxaan Salaan Diiran Hawada U Marinayaa Bahda Saxaa...
Thursday, April 20, 2017
-
Daawo Muuqalka”Suxufi Cali Xaraare Iyo Mustafe Martin Oo Filaaqeyn Ku Sameeyay Xisbiga Waddani Iyo Jaahwareer Siyaasadeed Oo ay Sheegeen In Xisbigaasi Galay+Maxay Soo Kordhiyeen Cabdiqadir Jirde Iyo Hogaamiye Xirsi Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suxufi Cali Xaraare Iyo Mustafe Martin Oo Filaaqeyn Ku Sameeyay Xisbiga Waddani Iyo Jaahwareer Siyaasadeed Oo ay Sheegeen In Xisbigaasi Galay+Maxay Soo Kordhiyeen Cabdiqadir Jirde Iyo Hoga...
Wednesday, April 19, 2017
-
Fanaanka Maxamud Xuseen Halwed Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Lacago Loogu Soo Yaboohay Qoyskii Uu ka Geeriyooday Marxuum Qaasin Yuusuf Xaaji Axmed Oo Xalada Abaarta Awgeed Isu Daldalay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanka Caanka ah ee Maxamud Xuseen Halwed ayaa Lacago Caawimo ah oo lagu soo hagaajiyay oo dad qurajoogi usoo direen Gaadhsiin Doona Qoyskii uu Ka Geeriyooday Marxuum Qaasin Yuusuf Xaaji Axmed dhawaan ...
Tuesday, April 18, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Taariikhda Madaxweynihii Hore Ee Dalka Turkiga Ahmet Necdet Sezer Iyo Habdhaqanadiisiii Nacaybka Muslimka Iyo Anshaxa Xumada Ubadnaa W/Q Mohamed Abdi Hassan Diridhaba
Sawirkan hoose waxaa ka muuqda madaxweynahii hore dalka Turkiga Ahmet Necdet Sezer, oo xilka hayay intaan xisbiga AKP iyo madaxweyne Erdogan tallada dalka qaban.
Wuxuu ahaa madaxweyne diinta islaamka aad u neceb, wuxuu ka mam...
Tuesday, April 18, 2017
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xisaabiyihii Hore Ee Dekeda Berbera Marxuum Cabdirisaaq Cali Xuseen Oo Geeriyooday Iyo Masuuliyiinta Kasoo Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com0-Daawo Muuqalka"Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Xisaabiyihii Hore Ee Dekeda Berbera Marxuum Cabdirisaaq Cali Xuseen Oo Geeriyooday Iyo Masuuliyiinta Kasoo Qeyb Galay
https://youtu.be/7ScGgDu33JM?t...
Monday, April 17, 2017
« Previous Page — Next Page »