|
Articles
-
Waxaan Dawlada Kula Talinayaa Arimahan Soo Socda W/Q Maxamed Daa,uud Cigaal
Shalay markay ahayd 29/03/2017 waxay dawladu miska soo saartay 5000,000 usd dollar
Boqolka dollar usd wuxuu marayaa 900,000 (sagal boqol oo kun shillin somsliand ah)
Waxaa isku kay qaban waayay lacagta dollarka ah ee miiska la s...
Saturday, April 1, 2017
-
Daawo:F.C.Waraabe oo luuqad adag ku weeraray Gudoomiyaha Maxkamada sare,Ina Ciyaale & Roda Axmed yaasiin
Daawo:F.C.Waraabe oo luuqad adag ku weeraray Gudoomiyaha Maxkamada sare,Ina Ciyaale & Roda Axmed yaasiin
...
Friday, March 31, 2017
-
Madaxweyne Silaanyo Oo Dhambaal Tacsi ah U Diray Agaasimihii guud ee wasaaradda Gashaandhiga Somaliland, Marxuum Mujaahid Cabdikariim Xaashi Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadi...
Friday, March 31, 2017
-
Gudoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Qaranka Somaliland Ka Tacsiyeeyay Geerida Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Gaashaandhiga Marxuum Cabdikariim Xaashi Cilmi
TACSI GUDDOOMIYE
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadl...
Friday, March 31, 2017
-
Jaaliyadda Washington DC ee Xisbiga Kulmiye Iyo Garabkii New Ucid oo 1-da April 2017-ka Sabtida Munaasibad Balaadhan kusoo Dhoweynaaya Siyaasi, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Xaflado is daba Joog ah oo Dhowaan ka Bilaabmi Doona dalalka Laatinka+ Xafiisyo, Taageerayaal iyo Masuuliyiintii ku Abtirsan Jiray Ucid oo ku wada biiraya Xisbiga Kulmiye ee Hoggaamiyahooda Jamaal usoo sahamiyey…
Washington-DC(Berberatoday.com)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan cariga Maraykanka, gaar ahaana Taageerayaashii Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ee Xisbigii New Ucid iyo sidoo kale kaadiriinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye aya...
Thursday, March 30, 2017
-
Wardegdega:- Daawo, Gudoomiye Cirro oo ka dhawaajiyey Xiliguu ka dagayo Gudoomiyaha Barlamaanka
Wardegdega:- Daawo, Gudoomiye Cirro oo ka dhawaajiyey Xiliguu ka dagayo Gudoomiyaha Barlamaanka
https://youtu.be/La42C7dVPZU...
Thursday, March 30, 2017
-
Daawo Muuqaal”Madaxweyne Siilanyo Maanta Iyo Shalay Wuxu Diidanaa Ee Uu ka Qeylinaayay Ayuu Maanta Ku Dhaqmayaa, Maxaa Khaldan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaal"Madaxweyne Siilanyo Maanta Iyo Shalay Wuxu Diidanaa Ee Uu ka Qeylinaayay Ayuu Maanta Ku Dhaqmayaa, Maxaa Khaldan
https://www.facebook.com/suxuf/videos/894759243961069/
 ...
Wednesday, March 29, 2017
-
Maxaad Ka Ogtahay Raad Raaca Taariikhda: Kooxdii Maafiyada Aheyd Ee Brigate Rosse (Guutada Cas Cas)
Hargeysa(Berberatoday.com)-waxa aanu halkan iudiinku soo gudbinaynaa Warbixin Kooban oo ka hadlay taariikhda Kooxdii Mafiyada ahed ee dalka Talyaaniga Ka Shaqaysan jirtay islamarkaana falaka khatarta ah ka dhex fulin jirtay ee lag...
Wednesday, March 29, 2017
-
Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Shacabka Reer Berbera Oo Taageeray Sahaminta Shiidaal Baadhista Gobolada Bariga Somaliland Iyo Baaq Ay Udireen Shacabka Deegamadaas Oo Ay Sheegeen Inay Diidan Yihiin Horumarka Dalka
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaar Kamida Shacabka Reer Berbera Oo Taageeray Sahaminta Shiidaal Baadhista Gobolada Bariga Somaliland Iyo Baaq Ay Udireen Shacabka Deegamadaas Oo Ay Dheegeen Inay Diidan Yihiin Horumarka D...
Wednesday, March 29, 2017
-
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Ku Guul-Daraystey Shaqadii Xafiiska Afhayeenka Iyo Warbaahinta Madaxa Banaan Oo Qaaday Talaabo Masuulkan Galaafan Karta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige Dayr oo xilka Jagada Afhayeenka Madaxtooyada markii labaad haya ayaa ku guul daraystey qabashada hawlihii uu u igmanaa xafiiska uu masuulka ug...
Wednesday, March 29, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|