-
Fariin Caafimaad”Bukaanada Qaba Xanuunka Macaanka Oo Lagula Taliyay Inay Habeen Walba Cagoohada Hubiyaan Iyo Sababta.
Berbera(Berberatoday.com)-Joornaalka Diabetes Ratgeber oo ka faallooda arrimaha macaanka ayaa dhowaan baahiyey dardaaran ay khubarada caafimaadku kula talinayaan dadka xanuunkan qabaa in ay habeen kasta hurdada ka hor eegaan cagah...
Thursday, March 16, 2017
-
Khilaaf Ba’an Oo Ka Dhex Qarxay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Sodoga U Yahay+Hirdan Awoodeed Ee Labadaas Masuul Oo Lagu Kala Adkaadday Iyo Safiir Baashe Moorgan Oo Wasiir Xaashi Ka Reebbay Wafti Imaaraadka U Ababaxay+Cali Mareexaan Oo Lagu Bedelay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Khilaaf ba’an ayaa la sheegay inuu soo kala dhex galay shaqsiyaad isku olog ahaa, oo ku maxaabsan jiray awoodda Madaxtooyadda, kuwasoo kala ah Wasiirka Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wiilk...
Thursday, March 16, 2017
-
Waan Soo Dhaweynayaa G,aankaa Saxiibaday Xidiguu Ka Gadheen Yurub Geenyo. Iyo Sxbkay Nimcaan Hilaac, Waayo Aniguba Dawladii Axmed Siilaanyaan Mucaarid Ku Noqday Kuna Ahay Weli Dadkayagiina Waxay Ii Arkaan Nin Diinta Ka Baxay”W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed
Waan Soo Dhaweynayaa G,aankaa Saxiibaday Xidiguu Ka Gadheen Yurub Geenyo. Iyo Sxbkay Nimcaan Hilaac
Inay Debeda Uga Saaraan Kooxda
Waayo Aniguba Dawladii Axmed Siilaanyaan Mucaarid Ku Noqday Kuna Ahay Weli
Dadkayag...
Wednesday, March 15, 2017
-
MARSADA BERBERA – LABA LAYSKU HELI MAAYO (W/Q: C/RAXMAAN CAYDIID)
MARSADA BERBERA - LABA LAYSKU HELI MAAYO
(W/Q: C/RAXMAAN CAYDIID)
Marka hore Mahad oo dhami Eebe ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo Naxariisina Suubanaheena Muxammad. Marka xiga waxaan Salaan Diiran hawada u marinayaa bahda Saxa...
Wednesday, March 15, 2017
-
Daawo Muuqaal Dhamaystiran Shaqaale Weynaha Dekeda Berbera Oo Dhayda Ka Cadaynaya Sababta Keentay Mudaharaadka Ay Labada Maalmood Wadaan Iyo Shaqo Joojinta Ay Ku Kaceen+Fadeexado Maamul Oo Ay Shirkada DP World Ku Kacday
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaal Dhamaystiran Shaqaale Weynaha Dekeda Berbera Oo Dhayda Ka Cadaynaya Sababta Keentay Mudaharaadka Ay Labada Maalmood Wadaan Iyo Shaqo Joojinta Ay Ku Kaceen+Fadeexado Maamul Oo Ay Shirkada...
Wednesday, March 15, 2017
-
Maxaad Ka Ogatahay Waraqaaha(Document-ga)Lacagta Lagu Qabto Ee Dekeda Berbera Iyo Shirakada Ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay Ee Magaceedu Ku Qoranyahay”Halkan Ka Akhriso
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa maalinba maalinta Ka dabaysa soo shaac baxay fadeexadaha Maamul ee dul hoganaya waxa lagu sheegay shirkada DP World ee Xukumada Madaxweyne Siilanyo ka kiraysay Maamulka iyo Macashaka Dekeda Berbera,...
Wednesday, March 15, 2017
-
DHAWR QODOB OO REER SAAXIL IYO SHAQAALAHA KACDOONKA KU ABUURAY BAL AAN ISDULTAAGNO”W/Q CALI CISMAAN XUSEEN(CALI GURAY)
DHAWR QODOB OO REER SAAXIL IYO SHAQAALAHA KACDOONKA KU ABUURAY BAL AAN ISDULTAAGNO
shirkada macaashdoonka ah ee dpw & xukuumada kulmiye waxay dadka u sheegeen
1+shaqaale la kordhiyo mooyee aan waxba la dhimayn
waxa l...
Wednesday, March 15, 2017
-
Ninka Soo Jeedinaya In Baarlamanka Dawladda Xamar Ka Doodo Arinta Saldhiga Imaaraatka Laga Siiyey Somaliland Waxa La Yidhaahdaa Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Waxaanu Ka Soo Jeedaa Beesha Biyo-maal W/Q Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe
Ninka soo jeedinaya in baarlamanka dawladda Xamar ka doodo arinta Saldhiga Imaaraatka laga siiyey Somaliland waxa la yidhaahdaa Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil waxaanu ka soo jeedaa beesha Biyo-maal.Madaxweyne Cigaal ayaa mar uu nink...
Wednesday, March 15, 2017
-
Waxaan leeyahay Hogaanada saddexda xisbi qaran waa In si maslaxada umaduu ku jirto loo eego arinta ka taagan Dekeda Berbera Haddii kale waxaad waayi doontaan kursi aad isu sharaxdaan”Aqoonyahan:Ismaaciil-Dheeg Xoghaya Degmada Berbera Ee Xisbiga Waddani
Waxaan leeyahay Hogaanada saddexda xisbi qaran waa In si maslaxada umaduu ku jirto loo eego arinta ka taagan Dekeda Berbera Haddii kale waxaad waayi doontaan kursi aad isu sharaxdaan. Maanta danta qarankuu waxay ku jirtaa in la ba...
Wednesday, March 15, 2017
-
Sheekada Ah Qof Baa La Aduubtay Ee Hada Dalka Ka Socotaa Waa Sheeko Dawladu Soo Samaysey Oo Umada Layskaga Jeedinayo”W/Q Fanaanka Maxamed Xuseen Halwed
Caawa Fiidkii Gabadh Dhinacayga Socotey Baa Garabka Iga Taabatay Waan Iska Daba Galay Gaadhi Nooha Ahbay Isaartay Gadhigii Markuu Idaacada Agteeda Maryey Baan Miyirsaday Gaadhigiibàan Daaqada Iska Furay Waan Ka Boodey
Waa Shee...
Wednesday, March 15, 2017
« Previous Page — Next Page »