-
Berbera iyo dhanxiirkii jaahilka ahaa ee barwaaqadda ku tilmaami jiray Saldhiga Militry/ga ee huwan shanta shaadh garashadu ku yarayd ha ku bushaaraysto inuu ku suntanaan-doono wixii halka ka soo baxa oo la hubo inuu u horseedidoonno Somaliland oo dunta,W/Q Ibraahim Abdillahi Ibraahim
Berbera iyo dhanxiirkii jaahilka ahaa ee barwaaqadda ku tilmaami jiray Saldhiga Militry/ga ee huwan shanta shaadh garashadu ku yarayd ha ku bushaaraysto inuu ku suntanaan-doono wixii halka ka soo baxa oo la hubo inuu u horseedidoo...
Sunday, February 26, 2017
-
Daawo Muuqalka”Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Ciidan Ee Xukumada Siilanyo Siisay Dawladaha Xulufada Carbeed Oo London Laga Iclaamiyay Iyo Guud Ahaan Qurba Joogta Somaliland Oo Isugu Iman Doona Afaafka Hore Ee Safarada Isutaga Imiraatka Carabta Ee London
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Saldhiga Ciidan Ee Xukumada Siilanyo Siisay Dawladaha Xulufada Carbeed Berbera Kasiinayso Oo London Laga Iclaamiyay Iyo Guud Ahaan Qurba Joogta Somaliland Oo I...
Sunday, February 26, 2017
-
Daawo Muuqal”Barnaamijka Qiimeynta Oo Lagu Lafo Guray 6- Nin Oo Isku Reer Ah Oo Xukun Digteetar Somaliland Ku Haystaa, Wasiir Caddani Oo Lagu Qaawiyey Anshax Xumadiisa Iyo 20-kii Xildhibaan Ee Diiday Saldhigga Miletery Iyo Xogo Kale Oo Faahfaahsan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqal"Barnaamijka Qiimeynta Oo Lagu Lafo Guray 6- Nin Oo Isku Reer Ah Oo Xukun Digteetar Somaliland Ku Haystaa, Wasiir Caddani Oo Lagu Qaawiyey Anshax Xumadiisa Iyo 20-kii Xildhibaan Ee Diiday Sal...
Sunday, February 26, 2017
-
SAAXIL HORUMAR & DIBU DHAC WAA IYAMA DAWLADNIMO & DUULIMAAD WAA IYAMA
qalinka arin aan rabo bal in si qoto dheer reer s/land u eego
1+dalkeenu wuxuu leeyahay distoor aynu ku soo dhisanay xukuumado farban oo kala duwan tan sìilaanyow waxaan ku arkay waxaan layaabay waana sidan marka madaxwaynuhu ...
Sunday, February 26, 2017
-
“Madaxweyne Siilanyo Madaxa Ayuu Xanuun Ka Hayaa Dadkii Ehelka U Ahaa Waxay Leeyihiin Hala Qalo, Kuwo Kaloo Ku Shaqaystaana Waxay Leeyihiin La Qali Maayee Sidaas Ayuu Ku Shaqaynayaa”Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Waddani Cabdi Raygal Beegsi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaalada Caafimaad Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Laga Dayriyey Iyo Xanuun La Sheegay Inuu Ka Haleelay Madaxa + Qaliin Lagu Samaynayo Iyo Masuul Faah-faahin Ka Bixiyey Xaalka Caafimaad Ee ……
https://yo...
Sunday, February 26, 2017
-
Arimaha aynu dhexdeena isku hayno maaha inaynu kula galgalano dawlado kale.Arintii Saldhigu kol hadii ay dhamaatay oo markii hore waxba laga qaban kari waayey maanta ma haboona in safaaradaha Imaaraatka laga hor mudaaharaado”W/Q Yuusuf Cabdoi Gaboobe
Arimaha aynu dhexdeena isku hayno maaha inaynu kula galgalano dawlado kale.Arintii Saldhigu kol hadii ay dhamaatay oo markii hore waxba laga qaban kari waayey maanta ma haboona in safaaradaha Imaaraatka laga hor mudaaharaado.Arimo...
Sunday, February 26, 2017
-
Wershadii daamurka sowkii mayor Solteco haw la yidhi maaha ee abaarso geeyey by Abdi Mustafe
Mayorka Hargiesa-Solteco wershadii asphalt ka ama daamurka ee loogu talo galay in laga sameeyo buurta madaarka Hargesa si loogu dhiso wadada ka timaada madaarka sowkii haw la yidhi maaha ee Abaarso la tegay. Wershadu waa tii isku ...
Sunday, February 26, 2017
-
Daawo Muuqalka”Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Dhiilo Iyo Qeylo Dhaan Kasoo Saaray Saldhiga Ciidan Ee Xukumada Siilanyo Damacsantahay Inay Berbera Kasiiso Xulufada Dawladaha Carbeed Ee Weerarka Kuhaya Jabhada Xuutiyiinta Yamen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shacab Weynaha Reer Berbera Oo Dhiilo Iyo Qeylo Dhaan Kasoo Saaray Saldhiga Ciidan Ee Xukumada Siilanyo Damacsantahay Inay Berbera Kasiiso Xulufada Dawladaha Carbeed Ee Weerarka Kuhaya Jabh...
Saturday, February 25, 2017
-
Daawo Muuqalka”Shirkadaha Muruqmaalka Dekeda Berbera Ee Kala Duwan Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Kasocday Shirkada DP World Iyo Wixii Kasoo Baxay Oo Madaxda Muruqmaalku Ka Warameen
Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shirkada Muruqmaalka Dekeda Berbera Ee Kala Duwan Oo Kulan La Yeeshay Masuuliyiin Kasocday Shirkada DP World Iyo Wixii Kasoo Baxay Oo Madaxda Muruqmaalku Ka Hadleen
https://youtu.be/5pe8dlfRxew?...
Saturday, February 25, 2017
-
Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Shaqaalihii Dekeda Berbera Ee Shirkada DP World Shaqada Ka Caydhisay Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Baaq Culus Oo Ay Xukumada Udireen Iyo Tirada Shaqaalaha La Eryay Oo Ay Sheegeen
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaar Kamida Shaqaalihii Dekeda Berbera Ee Shirkada DP World Shaqada Ka Caydhisay Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Baaq Culus Oo Ay Xukumada Udireen Iyo Tirada Shaqaalaha La Eryay Oo ay Sheegeen...
Saturday, February 25, 2017
« Previous Page — Next Page »