-
Taliska Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland oo Kulan Lagu Dardar Galinayo Amaanka Hargeysa Ku Yeeshay
Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa ka qabsoomay Shir ballaadhan oo lagaga hadlaaya Amniga guud ee dalka.
Waxaana kasoo qayb Galay Taliyaha Ciidanka Booliska Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi...
Wednesday, October 4, 2023
-
Wasaarada Xanaanada Somaliland oo Hakisay Xoolihii Udhoofi Jiray Dalka Sucuudiga
Berbera(Berberatoday.com)-Dhoofka xooluhu waa lafdhabarta dhaqaalaha Lacagta Adagi ay kasoo gasho Jamhuuriyada Somaliland, Xoolaha ugu badan ee Mandaqada geeska Afrikana waxay ka dhoofaan Dekada Berbera oo istiraaji ahan noqotay t...
Tuesday, October 3, 2023
-
Dastuurka in La-Furo Dani Uguma Jirto Rer Awdal Gudomiye Ku Xigenka Ururka Qarenada Soomaliland”Daawo Muuqaal
Dastuurka in La-Furo Dani Uguma Jirto Rer Awdal Gudomiye Ku Xigenka Ururka Qarenada Soomaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/rpGOCgcZh_k
 ...
Tuesday, October 3, 2023
-
๐ค๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ก๐๐๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฐ ( ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐ฌ๐๐๐ ) ๐๐ฌ๐ข ๐ช๐๐๐ฌ๐๐๐ ๐๐จ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ก !W/Q Maxamed Dhimbiil
๐ค๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ก๐๐๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฐ ( ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ก๐๐ฌ๐๐๐ ) ๐๐ฌ๐ข ๐ช๐๐๐ฌ๐๐๐ ๐๐จ ...
Monday, October 2, 2023
-
Alle Ha Unaxariisto Mulaxamaystihii Weynaa ee Bashiir Xadi Axmed oo Borama Ku Geeriyooday
INNALILAHI WA INA ILEYHI RAAJICUUN Allaha u naxariisto Abwaan/Mulaxamiiste/Fannaan #Bashiir_Xaddi_Axmed oo galabta ku geeriyooday Boorma. Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo samir iyo iimaan ayaan leeyahay qoyskiisii, qayba...
Sunday, October 1, 2023
-
Shir Xabad Joojin Iyo Nabad Galyo Ah oo Ay Isla Qaateen Beelihii Deegaanka Cali Saahid Dirirtu Ku Dhexmartay”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Shir Xabad Joojin Iyo Nabad Galyo Ah oo Ay Isla Qaateen Beelihii Deegaanka Cali Saahid Dirirtu Ku Dhexmartay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8ulRxbtfnqc
...
Sunday, October 1, 2023
-
Booliska Magaalada Zรผrich ee Dalka Switzerland oo Nin Cadaan Norwegian Ah Ku Qabtay 46 KG oo Qaad Ah
Maalintii talaadada ee daraad ahayd, nin 53 sano jir caddaan Norwegian ah (Ninka sawirka ka muuqda) ayaa waxaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Zรผrich ee dalka Switzerland.
Ninkaan wuxuu waday laba b...
Saturday, September 30, 2023
-
In Kabadan 2,500 oo Muhaajiriin Nolol Raadis Ah oo Ku Dhintay Ama Lagu Waayey Bad Weynta Meditareeniyaanka 2023″Daawo Muuqaal
In Kabadan 2,500 oo Muhaajiriin Nolol Raadis Ah oo Ku Dhintay Ama Lagu Waayey Bad Weynta Meditareeniyaanka 2023"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qecM7m_sR-c
...
Friday, September 29, 2023
-
Sir Qarsoonayd Oo Laga Ogaaday Sababta Uu Laydhku Dadka U Dilo, Iska Jir Oo Ogow Waad Yaabiye”Daawo Muuqaal
Sir Qarsoonayd Oo Laga Ogaaday Sababta Uu Laydhku Dadka U Dilo, Iska Jir Oo Ogow Waad Yaabiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AR_urlkv4qU
...
Friday, September 29, 2023
-
“In Ka Badan 300 oo Milyan Qof Ayaa Qaba Wadne Xanuun Waana Xanuunka Koowaad ee Aduunka ee Dilaaga Ah”Dhakhaatiirta Cisbataalka Gargaar”Daawo Muuqaal
"In Ka Badan 300 oo Milyan Qof Ayaa Qaba Wadne Xanuun Waana Xanuunka Koowaad ee Aduunka ee Dilaaga Ah"Dhakhaatiirta Cisbataalka Gargaar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xXqcuGX3H90
 ...
Friday, September 29, 2023
« Previous Page — Next Page »