-
“Dawladda Waa Waajib Saaran Inay Ka Shaqeeyaan Siday Dadku Diinta Ubaran Lahaayeen”Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
"Dawladda Waa Waajib Saaran Inay Ka Shaqeeyaan Siday Dadku Diinta Ubaran Lahaayeen"Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SMvx2frOGjY
...
Monday, December 1, 2025
-
Maxaynu ka Ognahay shirkadda Maharat ee sannadka Cusub La Wareegi Doonta Egal International Airport?Waxa Diyaariyey: Yuusuf Maxamed Cabdi Raage
Maxaynu ka Ognahay shirkadda Maharat ee sannadka cusub la wareegi doonta Egal International Airport?
Hordhac
Warbixintani waxay soo koobeysaa dhammaan xogta la heli karo, su'aalaha muhiimka ah ee la iska weydiin karo...
Friday, November 28, 2025
-
Taariikhda Saldanadda Habar Awal W/Q: Cali Cabdi Coomay
Taariikhda Saldanadda Habar Awal
W/Q: Cali Cabdi Coomay.
Suldaankii ugu horreeyay waxa ay Habar Awal boqratay xilli lagu qiyaaso 1535-kii, oo hadda laga joogo 490 sano. Suldaankaa magaciisa waxaa la odhan j...
Wednesday, November 26, 2025
-
Abwaan Marxuum Axmed Maxamed Nuur(Abwaan Dhako)oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Abwaan Marxuum Axmed Maxamed Nuur(Abwaan Dhako)oo Hargeysa Aas Qaran Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-ICs0JOgvq0
...
Wednesday, November 26, 2025
-
Dawlada Taiwan oo La Sheegay Inay Ku Hawlantahay Sidii Qaab Casriya Loogu Dhoofin Lahaa Xoolaha Somaliland Suuqyo Caalamiyana Loogu Heli Lahaa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dawlada Taiwan oo La Sheegay Inay Ku Hawlantahay Sidii Qaab Casriya Loogu Dhoofin Lahaa Xoolaha Somaliland Suuqyo Caalamiyana Loogu Heli Lahaa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/Vy3oRdczEmY
...
Saturday, November 22, 2025
-
HEE DAACAD Allow Yaa Ku Dooxoo Hadana Aan Ku Dilinoo Waxad Damacsantee Kale Dibadda Ula Soo Baxa”Mujaahid Cali Guray oo Naqdiyay Dr Gaboose
HEE DAACAD
Allow Yaa Ku Dooxoo
Hadana Aan Ku Dilinoo
Waxad Damacsantee Kale
Dibadda Ula Soo Baxa.
Yaa Ii Sheegi Kara Waxa U Dhexeeya Fidmada Dawladda Muqdisho Ay La Maagan Tahay Zaylac Iyo Hadalkan Gaboose? Aniga Xaga...
Thursday, November 20, 2025
-
Dhawr Xabo oo Sigaara oo Aad Cabataa Waxay Saameyn Caafimaad Ku Yeelanayaan Wadnahaaga”Cilmi Baadhis
#Digniin CAAFIMAAD: Cilmi-baadhayaal caafimaad oo ka socday xarunta ka hortagga xannuunnada wadnaha eeCigu sheegay in xogta la soo ururiyey oo lala akhriyey in ka badan 22 daraasadood oo kala duwan oo mawduucan laga sameeyey, la...
Wednesday, November 19, 2025
-
Qiso cajiib ah oo uu sheegay Shiikh Cabdirashiid Shiikh Cali Suufi
Qiso cajiib ah oo uu sheegay Shiikh Cabdirashiid Shiikh Cali Suufi
“Masjidka Isbahaysiga ee magaalada Muqdisho waxaa dhisay Sucuudiga. Markii Masjidka la furayey, waxaa fariin utimid Aabbahay Shiikh Cali Suufi (AUN). Wa...
Tuesday, November 11, 2025
-
“Dadkii Sodon Sano Ka Shaqaynayay Duminta Somaliland Ayaa Hogaanka Dalka Haya Maanta , Nabad Galayada Dalkuna Khal Khal Bay Ku Jirtaa, Mucaardnimada Xisbiga KAAH Maaha Mid La Aamini Karo “Mujaahid Cabdilaahi Darawal”Daawo Muuqaal
“Dadkii Sodon Sano Ka Shaqaynayay Duminta Somaliland Ayaa Hogaanka Dalka Haya Maanta , Nabad Galayada Dalkuna Khal Khal Bay Ku Jirtaa, Mucaardnimada Xisbiga KAAH Maaha Mid La Aamini Karo “Mujaahid Cabdilaahi Darawal"Daawo Muuq...
Monday, November 10, 2025
-
Cuqaasha Beesha Reer Wacays Cali oo Sheegay Inaanay Jirin Musharixiin Laysku Raacay oo Doorashada Ugu Qeyb Galaya”Daawo Muuqaal
Cuqaasha Beesha Reer Wacays Cali oo Sheegay Inaanay Jirin Musharixiin Laysku Raacay oo Doorashada Ugu Qeyb Galaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/L5-IcAOBKQs
...
Thursday, November 6, 2025
« Previous Page — Next Page »