-
DABKII UGU KHASAARIHII WEYNAA EE DUNIDA SOO MARAY, IYO WIXII BINU AADAMKU KA BARTAY QALINKII CALI-MAHAD YUUSUF SALEEBAN
Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf Saleeban.
Habeenimadii 1.4.2022 waxaa dab xoogani ka qarxay Suuqii Waaheen ee Magaalada Hargeysa, oo kamid ah Seyladaha Ganacsi ee ugu weyn Geeska Afrika, Khasaaraha Maaliyadeed ee dabkaasina ...
Monday, September 18, 2023
-
Gobolka Saaxil oo Kaalinta 1aad Ugalay Itaxaanka Shahaadiga Ah ee Somalilanc
Gobolka Saaxil gaara ahaan degmada Sheekh oo kaalinta 1aad u gashay dhamaan dugsiyada dhexe iyo sare ee Jamhuuriyada Somaliland
Kala sareynta dugsiyadda natiijada imtixanadka qaranka 10 Sareeya /5 Kamid Saaxil Baa...
Thursday, September 14, 2023
-
Anwar Cabdiraxmaan Warsame Gudoomiyaha Dalada Guud ee Ururada Aan Dawliga Ahayn ee Sonsaf oo Werwer Ka Muujiyay Xaalada Sicir Barar ee Dalku Galay Iyo Sarifka Lacagta Dollarka oo Kor Ukacay
"Dhawaaqa Muwaadiniinta kasoo yeedhaya ee ku saabsan nolosha cidhiidhiga gashay kadib markii ascaartii maciishadu korodhay iyada oo la saaray cashuuro dheerad ah, iyo qiimaha sarifka lacagaha qalaad oo sii kordhaya (Dollar Excha...
Thursday, September 14, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Markale Sheegtay In Argagixisadii Ugu Badnayd Kusoo Qulqulayaan Magaalada Laascanood Iyo Talaabada Ay ka Qaadayso
WAR-SAXAAFADEED
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay marlabaad u caddaynaysaa Shacabkeeda iyo Beesha Calaamkaba sida joogtada ah ee Kooxaha Argagixisada ahi ugu soo qulqulayaan Magaalada Laascaa...
Thursday, September 14, 2023
-
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Kormeeray Qeybo Kamid Ah Xarumaha Laamaha Amniga ee Gobolka”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo Kormeeray Qeybo Kamid Ah Xarumaha Laamaha Amniga ee Gobolka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5BV_ysn6xHQ
Berberatoda...
Tuesday, September 12, 2023
-
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay 600 Oo Al-shabaab Ah Ay Soo Galeen Laascanood!
War-saxaafadeed galabta ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda #Somaliland ayaa lagu sheegay in horjooge caan ah oo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab iyo 600 ciidan argagixiso ah ay gudaha u soo galeen magaalada ...
Sunday, September 10, 2023
-
“Waxaanu Jecel Nahay Huwantu Maxabiista Ay Hayso Inay Laayaan,Maxamuud Xaashina Hadalkii uu Arinka Dagaalka Kaga Hadlay Somaliland Iyo Habar Jeclo Toona Kuma Matalo”Siyaasi Cismaan Kujare”Daawo Muuqaal
"Waxaanu Jecel Nahay Huwantu Maxabiista Ay Hayso Inay Laayaan,Maxamuud Xaashina Hadalkii uu Arinka Dagaalka Kaga Hadlay Somaliland Iyo Habar Jeclo Toona Kuma Matalo"Siyaasi Cismaan Kujare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/JKSFARjY...
Saturday, September 9, 2023
-
“Jaamacadaha Dalka oo Dhami Sanadkan Deeqaha Waxbarashada Ay Bixiyaan Waa Inay Mudnaanta Siiyaan Ardayda Askartu Dhashay ee Soo Dhamaystay Waxbarashada Sare”Xildhibaan Barkhad Batuun
"Jaamacadaha dalka oo dhan sannadkan deeqaha waxbarasho ee ay bixinayaan waa in mudnaan gaar ah siiyaan ardeyda ay Askartu dhaleen ee soo dhammaystay waxbarashadda dugsiga Sare.
Askariga millicda u taagan adeega ummaddiisa,...
Saturday, September 9, 2023
-
Maxaad Ka Taqaana Degmada OOG ee Fadhiisinka U Ah Millitariga Somaliland?
Maxaad Ka Taqaana Degmada OOG ee Fadhiisinka U Ah Millitariga Somaliland?
https://youtu.be/m6uTQaPxz8k
Berberatoday.com...
Thursday, September 7, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Lagu Arkay Isagoo Suuq Weynaha Hargeysa Lugeynaya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi oo Lagu Arkay Isagoo Suuq Weynaha Hargeysa Lugeynaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5VK3F9FwTeY
...
Thursday, September 7, 2023
« Previous Page — Next Page »