|
Articles
-
Xasan Xaaji Cabdilahi Xasan Ganay Mucjisadii Fanka Somalida ee Lala Cajabay
Awbaan Xasan Xaaji Cabdillaahi " Xasan-Ganey" oo la weydiiyay, sababta ay u caan baxeen heesaha talantaaliga ah ee uu allifay. Waxa uu ku jawaabay"Labada qof ee wada heesaya, ereyada ay ku heesayaan waan isku miisaami jiray.
...
Monday, October 20, 2025
-
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Kulan Xogwarana La Qaatay Shirgudoonka Golayaasha Wakiilada Guurtida Iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare
Madaxweynaha JSL, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah oo Xog-warran Qaran ah la yeeshay Shir-guddoonka Labada Gole Qaran, Guurtida iyo Wakiillada iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
Mada...
Sunday, October 19, 2025
-
Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Cabdiraxmaan oo Si Adag uga Hadlay Markabka Saliida Caydhin Sida ee Ku Xayiran Haabada Dekeda Berbera Madaxweyne Cirana….”Daawo Muuqaal
Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Cabdiraxmaan oo Si Adag uga Hadlay Markabka Saliida Caydhin Sida ee Ku Xayiran Haabada Dekeda Berbera Madaxweyne Cirana...."Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0pv8h9jbsT0
...
Thursday, October 16, 2025
-
Waa Kuma Raila Amolla Odinga, Hoggaamiyihii Mucaaradka Kenya ee Dhintay?
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya isaga oo ay da'diisu tahay 80 sano.
Raila ayaa geeriyooday xilli lagu daweynayay isbitaal ku yaalla Hindiya, sida laga soo xigtay ilo qoys.
...
Thursday, October 16, 2025
-
Madax Dhaqameed Reer Saaxil oo Si Adag Uga Hadlay Markab Saliid Caydhin Sida oo Maalintii 5-naad Kuxayiran Haabada Dekeda Berbera”Daawo Muuqaal
Madax Dhaqameed Reer Saaxil oo Si Adag Uga Hadlay Markab Saliid Caydhin Sida oo Maalintii 5-naad Kuxayiran Haabada Dekeda Berbera"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/74j1sRXEGIE
&...
Thursday, October 16, 2025
-
Isuduwaha Cusub ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Gobolka Saaxil Maxamud Cabdiraxmaan Cumar oo Xilkii Kala Wareegay Isudihii Hore”Daawo Muuqaal
Isuduwaha Cusub ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Gobolka Saaxil Maxamud Cabdiraxmaan Cumar oo Xilkii Kala Wareegay Isudihii Hore"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/iAAC1oqxVlU
...
Saturday, September 27, 2025
-
Madarka Caalamiga ah ee Egal International Airport waa muraayadda Dalka, dabcan wuxuu u baahan yahay Maalgalin culus oo Afar dhinac ah; W/Q Adnan Isaq
Madarka Caalamiga ah ee Egal International Airport waa muraayadda Dalka, dabcan wuxuu u baahan yahay Maalgalin culus oo Afar dhinac ah;
W/Q Adnan Isaq
𝟏. 𝐃𝐡𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡...
Thursday, September 18, 2025
-
Digniin Kusocota Dadka Somalida Ah ee Ku Socda Haydarabad Hindiya
Warar xogogaala aanu helay ayaa sheegaya in Garoonka diyaaradaha magaalada Haydarabad ee Dalka Hindiya ay ku Xaniban yihiin rakaabka Duulimaad 6-aad ee ka safra Addis Ababa 11 Bishan Sempteber oo dadka saarnaa Somali ubadan yihi...
Thursday, September 18, 2025
-
Xaalada Cakiran oo Ka Dhex Taagan Ururada Geelayaasha Xamaaliinta Dekeda Berbera Iyo Shirkada DP World
Ururka Muruqmaalka Dekada Berbera ee loo yaqaan Geelayaasha iyo Madaxda Shirkada Calamiga ah ee Dp World ayaa malmihii udanbeeyay khilaaf soo kala dhexgaley, xogo laga helay Dekeda berbera ayaa ...
Wednesday, September 10, 2025
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Amniga Qaranka Cabdalle Maxamed Carab oo Ku Baaqay In Talo Qaran Laga Yeesho Shilalka Gaadiidka ee Soo Badanaya Nafaha Badana Galaafanaya
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa warbixin uu ka horjeediyay Shirka Golaha Wasiirada si adag uga hadlay Shilalka Gaadiidka ee sii kordhaya, kuwaasi oo uu sheegay in ay haatan yihiin kuwa sababa dhimas...
Thursday, September 4, 2025
« Previous Page — Next Page »
|
|