-
Somalida Wadanka Irland Ku Nool Iyo Xaaladaha Ku Gadaaman Oo Warbixin Uu Ka Sameeyay Wariye Cabdisalaan Hereri”Daawo Muuqaal
Dublin(Berberatoday.com)-Somalida Wadanka Irland Ku Nool Iyo Xaaladaha Ku Gadaaman Oo Warbixin Uu Ka Sameeyay Wariye Cabdisalaan Hereri"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9S1bUD7ytZM
 ...
Thursday, December 15, 2022
-
Intaan sheegtay Soomaali Allahayow iga danbi Dhaaf!. Qaybtii 1aad W/Q Fuad Fartaag
Intaan sheegtay Soomaali Allahayow iga danbi Dhaaf!.
Qaybtii 1aad Waxa Qoray Fuad Fartaag
Qormo qoraalkan Hal ku dhigiisa ama cinwaankiisa waxa dhici karta in dad uu xanaaq geliyo oo ay ka fiigaan, waayo Soomaali waa Magac...
Wednesday, December 14, 2022
-
Cimaarada Abu Dhabi oo Samaystay Shirkad Dekedaha Maalgalisa Oo Layidhaa Abu Dhabi Ports Group
Cimaarada Abu Dhabi (Abu dabay) ee dalka isutaga imaaratka carabta oo samaysatay shirkad ugaara oo maalgelisa dekedaha oo layidhaa Abu Dhabi Ports taasi oo heshiis ...
Wednesday, December 14, 2022
-
Beelaha Sahal Cali Iyo Gaashaanbuur Oo Shaaciyay Xiliga La Caleema Saarayo Jiif Caaqilka Guud Ee Beelahaas”Daawo Muuqaal
Beelaha Sahal Cali Iyo Gaashaanbuur Oo Shaaciyay Xiliga La Caleema Saarayo Jiif Caaqilka Guud Ee Beelahaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3Ho5SI_6_Nc
&nbs...
Wednesday, December 14, 2022
-
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Soosdaaray Tirada Guud Ee Goobaha Diwaangalinta Codbixiyayaasha Jamhuuriyada Somaliland
Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo soo saaray tirada guud ee goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha Jamhuuriyada Somaliland ee Gobolada Dalka, 2022/2023
&n...
Tuesday, December 13, 2022
-
Putland Oo Markii Uhoreysay Soo Saartay Cuntooyin Qasacadaysan Oo Hilib Geel Kujiro
Cunooyin bisil oo qasaacadaysan oo Putland lagu farsameeyay oo markii uhoreysay lasoo saaray.
Cunnooyin bisil oo ay soo saartay Warshadda “Beyra Foods” ayaa si rasmi ah u soo galay suuqyada degmada Gaalkacyo ee ...
Monday, December 12, 2022
-
Dr Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Ka digay In La Siyaasadeeyo Guurka Gabadha Uu Dhalay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Uu Bixiyay Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
Dr Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Ku Baaqay Inaan La Siyaasadayn Guurka Inanta Uu Dhalay Madaxweynaha Haybado Ismaaciil Iyo Wiilka Reer Muqdisho Ee Saadiq John Uu Bixiyay Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweyne Xasan Shee...
Friday, December 9, 2022
-
Taariikhda Wada Hadallada Somaliland Iyo Soomaalliya, Yaa Bilaabey Sideese Loo Bilaabey??. Qalinka:C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
Dariiqa ugu dhaw ee ay Jamhuuriyada Somaliland ku heli karto Aqoonsi si bilaa turxaan ah waxa ugu horeysa in dawlada federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay yagu dhexdooda is fahmaan kana wada xaajoodaan Is-af-garash...
Thursday, December 8, 2022
-
Hoos Udhac Weyn Oo Ku Yimid Qiimaha Guud Ee Lagu Kireeyo Kontinarada Badeecadaha Lagu Soo Guro
Muhiimadda adeegyada “logistics-ka” ee dhinaca badu u leeyihiin ganacsiga iyo horumarka ayaa labadii sano ee u danbeeyey aad u muuqanayay. Qiimaha kontaynarada oo aad u kacay iyo helidooda oo cidhiidhi gashay, dekaddo xidhma...
Wednesday, December 7, 2022
-
Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Ganacsade Xaaji Maxamed Axmed Xujaale(Alaabo Haye)Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Xujaale Xaaji Alaabo Haye oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeriyooday Marxuumka Alle Qabriga Ha Unuuro Janatul Fardawsaba Hageeyo Samir Iyo Iima...
Saturday, December 3, 2022
« Previous Page — Next Page »