-
Maxaad Ka Ogtahay Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Kujira Midhaha Geedka Afakaadhada
Maxaad ka Ogtahay Faa’iidooyinka caafimaad ee Afakaadhadda (Avocado)?
Afka Soomaaliga waxaa looyiqaan Afakaadho oo ah kelmad af ingiriisi ah, halka luuqada carabidana loogu yeedho (أفوكادو). Bahda cilmiga Saynisku ...
Wednesday, August 31, 2022
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Oo Shaqo Xumo Uu Ku Eedeeyay Shaqadii Kaga Joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Cabdilahi Ducaale Cajab
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamud Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Cabdilahi Ducaale Cajab Iyo Eedo Shaqo Xumo Uu Dusha Usaaray
 ...
Monday, August 29, 2022
-
“Waan Ogolnahay In Mudo Kordhin Kooban Loo Sameeyo Madaxweyne Muuse Biixi”Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa waraysi uu siiyay laanta af-Soomaaliga ee BBC ku sheegay in xisbigiiga uu oggol yahay in muddo kordhin farsamo ah loo sameeyo xukuumadda jamhuuriyadda iskeed ...
Saturday, August 27, 2022
-
Wiil Yar Oo Fariin Qiiro Leh Udiray Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil yar oo dadkiisu aanay ka waynayn 7sano ayaa baaq xanbaarsan fariin culus oo ka timid caruurtada somaliland udiray muuse biixi,cabdiraxmaan cirro iyo faysal cali waraabe oo uu usoo jeediyay in ay khi...
Friday, August 26, 2022
-
Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Xoolihii Uqaadilahaa Kala Badh Ka Joojiyay Markab Dalka Cumaan Kusii Jeeda Iyo Sababtoo Ay Sheegen
Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga Gobolka Saaxil Oo Xoolihii Uqaadilahaa Kala Badh Ka Joojiyay Markab Dalka Cumaan Kusii Jeeda Iyo Sababtoo Ay Sheegen
https://youtu.be/elv0oKS0fhw
&...
Tuesday, August 23, 2022
-
Damaca Itoobiya Ee Dekedda Saylac W/Q: Dr. Ahmed Hasan Saalah
Damaca Ethiopia wuu ka weeynyahy Qabsashda Galbkeeda Gobolka sittii ee dowlad Deegaanka soomaaliyeed.. Meel kasta oo ay awood dhigtaba damaca Ethiopia waa xeebta dheer iyo dekedaha ummadda soomaaliyeed siday u gaadhi lahayd.
...
Friday, August 19, 2022
-
Rashiid Gadhweyne Saaxiibkii Ugu Dhawaa Abwaan Hadraawi Oo Ka Waramay Falsafadii Uu Ka Aaminsana Isbedelada Aduunka Ka Socday”Daawo Muuqaal
London(Berberatoday.com)-Rashiid Gadhweyne Saaxiibkii Ugu Dhawaa Abwaan Hadraawi Oo Ka Waramay Falsafadii Uu Ka Aaminsana Isbedelada Aduunka Ka Socday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/BO8C6dxvhvc
...
Friday, August 19, 2022
-
Wariye Axmed Siciid Cige Oo Qoraal Ka Sameeyay Taariikh Nololeedkii Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyooday
Abwaan Maxamed Ibraahim warsame {Hadraawi} taariikhdiisa
Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame {Hadraawi} wuxuu ii sheegay inuu ku dhashay miyiga gobolka togdheer 1943 , isagoo ka dhashay qoys xoolo dhaqato ah . wuxuu ii sheega...
Thursday, August 18, 2022
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Waxa Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday Abwaankii Weynaa Filisoofkii Nolosha Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo waayadan dambe Ujiifay xanuun naftiisa dhul yaal ka dhigay,
Marxuum...
Thursday, August 18, 2022
-
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Oo Geeriyooday Taariikh Nololeedkiisa Waxa Ka Wareystay Wariye Axmed Siciid Cige Wakhti Hore”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariisto Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Oo Geeriyooday Taariikh Nololeedkiisa Waxa Ka Wareystay Wariye Axmed Siciid Cige Wakhti Hore"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/niU9K8D...
Thursday, August 18, 2022
« Previous Page — Next Page »