|
Articles
-
Berbera city. ( Albaabkii Horu-marka). Waxa Qoray Cumar Qiyaas
Berbera city. ( Albaabkii Horu-marka).
Gabayaagii weynaa ee Imrul-Qays, (494-544).
ee reer Yeman, waxa lagu casuumey Berbera, wuxuu na u tiriyey Gabey, uu ku amaanaayo ( fir wanaag fardaha Berbera leeyihiin).
Waa kan Imru...
Friday, April 15, 2022
-
Cuncunka Maxaa Sababi Kara”Cilmi Baadhis Caafimaad
Cuncunka Maxaa sababi Kara
Cun cun ku waa hab difaac oo jidhkeennu uga hor tago ama inoo ogaysiiyo in dhibaato cusub ku timid gudaha ama oogada jidhka.
Waxa uu sheegaa in Maqaarka uu asiibay arimahan Soo socda mid ...
Friday, April 15, 2022
-
Maxkamad ku taala Magaalada London Oo Xabsi Daa’in Ku Xukuntay Nin Asalkiisu Yahay Soomaali Oo Dilay Xildhibaan Ingiriis Ah.
London(Berberatoday.com)-Maxkamad kutaala Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Xarbi Cali oo asalkiisu yahay Soomaali, kaas oo lagu helay inuu dilay xildhibaan katirsanaa barlamaanka Ingiriiska oo lagu magacaabo Sir Dav...
Wednesday, April 13, 2022
-
Mawduuc Radiyow Hargeysa, 24/7. Waxa Qoray Cumar Qiyaas
Mawduuc Radiyow Hargeysa, 24/7.
Xalay, Ruuxdayadu waxay wada joogtey,
Abdirizaq Alpha, khadar lane , Foodcade
iyo Aniga.
Raadiyowgii daaqada fadhiga hoose yaaley.
ayaan daarey, yaa-salaam, waa ba,+++++++
Musigii, (...
Tuesday, April 12, 2022
-
Mulkiilaha Doontii Caawa Ku Gubatay Biyaha Bada Yemen Cali Ducaale Maxamed Oo Codsaday In Laga Caawimo Khasaaraha Soo Gaadhay Hantidiisii
Berbera(Berberatoday.com)-Mulkiilaha Doontii caawa Cadan ku gubatay kuna dagtay Cali Ducaale Maxamed oo khadka tilifoonka aan kula soo xidhiidhay Shabakada Berberatoday,com isagoo jooga Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya ayaa...
Monday, April 11, 2022
-
Doon Urarneyd Ganacsato Somaliland Ah Oo Ku Gubatay Kuna Dagtay Biyaha Bada Cadan
Cadan(Berberatoday.com)-Doon Uraran Ganacsatada Somaliland Oo Caawa Dab Ku Qabsaday Dekeda Cadan Ee Tawaahi Hanti Badan Ayaa Doonta Ku Gubatay Sida Ay Sheegayaan Wararka Aanu Ka Helnay Doontuna Way Dagtay.
Doonta Dabku Qabs...
Monday, April 11, 2022
-
“Hadii Aanu Nahay Reer Berbera Waxaanu U Aragnaa In Xeerkaasi Wax Ka Bedelkiisu Duulaan Kuyahay Degmadayda Berbera”Muuse Maxamed Cali Oo Kamida Dhalinyarada Reer Berbera”Daawo Muuqaal
"Xeerkan 12 Waxaad Moodaa In Dano Gaara Laga Leeyahay Oo Si Caadifadaysan Looga Shaqaynayo, Hadii Aanu Nahay Reer Berbera Waxaanu U Aragnaa In Xeerkaasi Wax Ka Bedelkiisu Duulaan Kuyahay Degmadayda Berbera"
"Kobcinta Dhaqaalaha D...
Saturday, April 9, 2022
-
Waayeel, Waxgarad Iyo Dhalinyaro Reer Berbera Ah Oo Sheegay In Farafaranta Xeerka 12 Inay Tahay Duulaan Degmo Gaara Iyo Dad Gaara Lagu Soo Qaaday
Berbera(Berberatoday.com)-Waayeel, Waxgarad Iyo Dhalinyaro Reer Berbera Ah Oo Sheegay In Farafaranta Xeerka 12 Inay Tahay Duulaan Degmo Gaara Iyo Dad Gaara Lagu Soo Qaaday
https://youtu.be/LOqUTIa7q4M
&nb...
Saturday, April 9, 2022
-
“Labada Xamar Xukumaa Way Isoo Waceen Waanay Iga Tacsiyeeyen Dhibaatadii Dhacday Waanan Uga Mahad Naqay, Raisal Wasaaruhu Wuxu Kudaray Inay Hayaan Lacag Inaga Xanibnayd Waxaanan Ku Idhi Deg Deg Usoo Dira”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
"Madaxweyne Maxamed Cabdilahi Farmaajo Waa Isoo Wacay Wuu Iga Tacsiyeey Dhibaatadii Kadhacday Suuqa Waaheen Waan Uga Mahad Celiyay, Raisul Wasaaruhu Waa Isoo Wacay Waa Iga Tacsiyeey Dhibaatada Dhacday Waa Uga Mahad Naqay Wuxuuna K...
Saturday, April 9, 2022
-
Dr Farxaan Liibaan Yare Oo Sheegay In Ganacsatada Waaweyn Ee Dalka Somaliland Lacag Qaadhaana Oo 8 Milyan Oo Dollar Ah Ugu Deeqeen Dadkii Hantidu Kaga Gubatay Dabkii Suuqa Waaheen”Daao Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr Farxaan Liibaan Yare Oo Ka Hadlay Dhibaatadii Dabka Ee Suuqa Waaheen Iyo Qaadhaan 8 Milyan Ah Oo Ganacsatada Waaweyn Ee Dalka Somaliland Ugu Deeqday Dadkii hantidu Kaga Gubatay Dabka"Daao Muuqaal
&...
Friday, April 8, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|