|
Articles
-
Suldaan Cabdifataax Siciid Muuse Oo Loolan Adag Kadib Looga Tanaasulay Sadalada Cusub Ee Beeshiisa Oo Dhawaan Loo Caleema Saari DoonoIyo Waxgarad Ka Odayeeyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Suldaan Cabdifataax Siciid Muuse Oo Loolan Adag Kadib Looga Tanaasulay Sadalada Cusub Ee Beeshiisa Oo Dhawaan Loo Caleema Saari DoonoIyo Waxgarad Ka Odayeeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/G...
Tuesday, January 11, 2022
-
Daawo Muuqaalka”Barnaamij: Su’aalihii Mudanayaasha Wakiilladu ka Keeneen Xisaab-xidhka 2020 iyo Ansixintii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqaalka"Barnaamij: Su'aalihii Mudanayaasha Wakiilladu ka Keeneen Xisaab-xidhka 2020 iyo Ansixintii
https://youtu.be/M_tOi1I50_E
Berberatoda...
Tuesday, January 11, 2022
-
“Deked Aan Cidi Lahayn Weeye Dekeda Berbera (Hortaadaaba Lagu Maalayaa Kii Hagoogane) Waxa Qoray Abdikalik Abdilahi Awal Bari
Marsada Dekeda Berbera Ayaa Albaabadu Uxidhanyihiin Mudo 10-Cisho Ah Ama Bilowgii Sanadkan 2022 Sababta Xidhitaanka Dekeda Ayaa Lala Xidhiidhiyaa Kadib Markii Shirkada DPW Ee Dekeda Laga Kireeyay Ay Kordhisay Tacriifadii Dekeda
...
Tuesday, January 11, 2022
-
Hargeysada Cusub Waxa Qoray Cumar Qiyaas Rotterdam Holand
5tii ,Dec.2020, Barqadii Ayan Ka soo degey, Egal international Airport ee Hargeysa. Waxa madaarka iigu yimid, Ehel Iyo Asxaab, jecleystey in ay Dalka Hooyo, igu soo dhaweeyaan, Laab,Garab Iyo Gacanba Isa saarney dhamaantood , farx...
Tuesday, January 11, 2022
-
“Sannadkan , 2022, waxaan u rajeynaya dhamaan dadka jecel qalinka ee xiisaha u qaba qoraalka Iyo wax akhriska Iyo weliba sheekooyinka ,Sanad qiimo Iyo bogaadin mudan..W/Q Cumar Qiyaas
Sannadkan , 2022, waxaan u rajeynaya dhamaan dadka jecel qalinka ee xiisaha u qaba qoraalka Iyo wax akhriska Iyo weliba sheekooyinka ,Sanad qiimo Iyo bogaadin mudan..
Aniga oo Cumar Qiyas, waxaan hore halkan idiin la ...
Tuesday, January 11, 2022
-
“Madaxwayne Ku Dhawaaq Gudidda Furista Ururadda Siyaasada”Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UGBAAD Abwaan Siyaasi Cismaan Ku Jare”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxwayne Ku Dhawaaq Gudidda Furista Ururadda Siyaasada"Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UGBAAD Abwaan Siyaasi Cismaan Ku Jare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/s8oBUjmSWHA
...
Monday, January 10, 2022
-
Badheedhaha DPW iyo Baqashada Xukuumadda Biixi !W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme
Badheedhaha DPW iyo Baqashada Xukuumadda Biixi !
Toddobaadkii hore Madaxweyne Biixi wuxuu u diray warqad codsiya shirkadda maamusha Dekedda Berbera ee DPW si ay u joojiyaan kordhinta tacriifadaha adeegyada Dekedda oo la ...
Monday, January 10, 2022
-
“Lugahayga Ayaan Gaajada Kaga Cararay “Orodyahan Cabdi Nageeye Oo Wareysi Siiyay HCTV”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Lugahayga Ayaan Gaajada Kaga Cararay "Orodyahan Cabdi Nageeye Oo Wareysi Siiyay HCTV"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-Sekc15Fnh0
Berberatoday.com...
Monday, January 10, 2022
-
“Faysal Iyo Cirro Faqash Ayay La Shaqaynayeen Markuu Muuse Cadawga La Dagaalamayay” Wasiir Hore Maxamed Saleeban Weyne”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Faysal Iyo Cirro Faqash Ayay La Shaqaynayeen Markuu Muuse Cadawga La Dagaalamayay" Wasiir Hore Maxamed Saleeban Weyne"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/6rPu52PkpfQ
 ...
Wednesday, January 5, 2022
-
“Waxan Xal U Arkaa In Maxkamada Dastuuriga Ah Loo Daba Fadhiisto Ka Garniqista Masalada Sharci Ee Lagu Muransan Yahay Ee Furista Ururada Siyaasada Iyo Asxaabta Qaranka”Siyaasi Maxamud Xaashi Cabdi.
Garna garteed baa lagu doonaa, Mandheerna garkeed baa lagu doonaa.
Muranka iyo is maandhaafku, waa wax caado iyo curfi u ah siyaasadda. In aynu ku kala argati duwaanano arrimaha faraca ah ee siyaasadda, ma'aha mid...
Tuesday, January 4, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|