-
Mikel Arteta Iyo Kooxdiisa Arsenal Oo Guul Mihiima Ka Gaadhay Manchester Unated
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Man United garoonka Emirates, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, kulan ka tirsanaa kulamada 21-aad ee horyaalka Premier League dalka England.
...
Thursday, January 2, 2020
-
Liverpool Oo Hogaanka dhibcaha Sii Dheereysatay Leiceste City-na Karbaashatay
Leicester(Berberatoday.com)-Liverpool ayaa guul ay u qalantay ka soo gaartay kooxda Leicester City oo ay ku booqatay garoonka King Power, kaddib markii ay kaga adkaatay 0-4, ciyaar ka tirsaneyd kulamada Boxing Day-ga...
Friday, December 27, 2019
-
Daawo Muuqalka”Kooxda Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Garoonka Hargeysa Stadium Ku Garaacday Koox Ka Socotay Dalka Kenya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciyaar aad uxiiso badan ayaa galabta garoonka caasimada hargaysa ku dhex maray koox kubada cagta ah oo ka socoay dalka kenya iyo koox ku ciyaaraysay somaliland
Ciyaartan oo aad u xamaasad baday ayaa w...
Sunday, December 22, 2019
-
Kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqday In Mikel Arteta Uu Yahay Macallinkeeda Cusub
London(Berberatoday,com)Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday in Mikel Arteta uu yahay macallinkeeda cusub, waxaana uu u saxiixay heshiis saddex sanadood iyo badh ah.
Mikel Arteta ayaa dib ugu soo laab...
Friday, December 20, 2019
-
Arsenal Oo Ugu Dambeyntii 8 Kulan Kadib Kusoo Laabtay Dhabaha Guusha West Ham Unated na Garaacday
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa ugu dambeyntii ku soo laabatay wadada guusha, kaddib markii ay kaga adkaatay West Ham United 1-3, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-aad ee horyaalka Premier League.
Qeybta hore ee ciyaarta ay...
Tuesday, December 10, 2019
-
Tababarihii Saddexaad Oo Toddobaad Gudihii Laga Eryey Premier League
London(Berberatoday.com)-Kooxda Everton ayaa ceydhisay tababare Marco Silva ka dib guuldaradii 5-2 ee xalay ka soo gaadhay kooxda deriskooda ah ee Liverpool.
Marco Silva ayaa la sheegay inuu macsalaameeyay ciyaartoyda kooxda Ev...
Friday, December 6, 2019
-
Kooxda Kubada Cagta Ee Arsenal Oo Shaqadii Ka Eriday Toobabare Unai Emery
London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa si rasmi ah shaqada uga ceydhisay macallinka reer Spain ee Unai Emery, sababa la xidhidha natiijooyinka xun ay kooxda la kulantay xilliyadii lasoo dhaafay.
Macalinka reer Spai...
Friday, November 29, 2019
-
Daawo Muuqalka”Koob Kubadeed 10 Kooxod Ku Tartamayaan Oo Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Gobolka Saaxil Ka Bilaw Garoonka Mayar Cabdalle Stadium
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Koob Kubadeed 10 Kooxod Ku Tartamayaan Oo Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Gobolka Saaxil Ka Bilaw Garoonka Mayar Cabdalle Stadium
https://youtu.be/jJ1aAQTiIE4
...
Friday, November 15, 2019
-
Cristiano Ronaldo Oo Sheegay Inuu Ka Faaiiday Ficiltankii Uu Kula Jiray Lionel Messi
Roma(Berberatoday.com)-Xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa xaqiijiyay in tartankii adkaa ee ballaadhnaa ee uu la galay kabtanka Argentina ee Lionel Messi uu si weyn kaga faa’iideystay, isla markaana ay ka dhigtay i...
Tuesday, October 29, 2019
-
Patrick Vieira Halyaygii Hore Ee Kubada Cagta Kooxda Arsenal Iyo Xulka Faransiiska Xagee Ku Dhashay ASal Ahaanse Xagee Kasoo Jeedaa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Paris(Berberatoday.com)-Patrick Vieira Halyaygii Hore Ee Kubada Cagta Kooxda Arsenal Iyo Xulka Faransiiska Xagee Ku Dhashay ASal Ahaanse Xagee Kasoo Jeedaa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/pG8LcRtx...
Saturday, October 5, 2019
« Previous Page — Next Page »