-
Daawo Muuqalka”Mucjisada Kubada Cagta Somaliland,Muuse Xasan Yuusuf Waa Wiil Curyaan Ah Oo Haddana Xariif Ku Ah Kubada Gool Dhaliyena Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mucjisada Kubada Cagta Somaliland,Muuse Xasan Yuusuf Waa Wiil Curyaan Oo Haddana Xariif Ku Ah Kubada Gool Dhaliyena Ah
https://youtu.be/mJ_lqcICGgs?t=57
...
Saturday, August 25, 2018
-
Ciyaaryahanka Muzcud Ozil Iskaga Casilay Xulka Qaranka Jarmalka Iyo Sababta Keentay
Mesut Ozil oo ah laacib khadka dhexe uga Ciyaara kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu go’aansaday in aanu mardambe u ciyaarin xulka qaranka ee dalka Jarmalka.
War qoraal ah oo uu soo saaray ciyaartoygan 29 jirka ah ayuu ku sheeg...
Tuesday, July 24, 2018
-
Xidhiidhka FIFA Oo Shaaciyay Shaxdii Ugu Fiicnayd Koobka Adduunka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubada cagta adduunka FIFA ayaa soo saartay shaxdii ugu fiicnayd tartanka koobka adduunka Russia 2018 kadib markii uu tartanku si Rasmi ah u soo xidhmay maalintii Axadii.
Tartanka ayuu ku g...
Wednesday, July 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Faransiiska Loogu Soo Dhaweeyey Ciyaartoygii Koobka Aduunka Dalkaasi U Soo Qaadey
Paris(Berberatoday.com)Boqollaal kun oo ruux ayaa shalay galab kusoo dhaweeyay magaalada Paris ciyaartooyda iyo macalimiinta xulka kubadda cakta Faransiiska, kadib marki ay kasoo laabteen dalka Russia oo ay Axadii kusoo qaadeen Ko...
Tuesday, July 17, 2018
-
Toobabaraha Faransiiska Didier Deschamps Oo Soo Barbareeyay Guulihii Taariikhiga Ahaa Ay Koobka Aduunka Ka Gaadheen Halyeeyada Mario Zagalo Iyo Franz Beckenbauer.
(World Cup) 15 Luulyo 2018. Didier Deschamps ayaa ku hogaamiyay xulka qaran france ku guuleysiga koobka aduunka 2018 ee dalka Russia, kadib mar ay dhigooda Croatia ku xasuuqeen 4-1, kulankii finalka.
Deschamps ay...
Sunday, July 15, 2018
-
Luka Modric Oo Loo Doortay Laacibkii Ugu Fiicnaa Koobka Adduunka Iyo Abaal Marinadii Kale Ee Laga Bixiyay Koobka Adduunka
Moscow(Berberatoday.com)-Kabtanka xulka qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa koobka adduunka.
Luka Modric ayaa ku hogaamiyay xulkiisa Final-ka koobka adduunka, balse uma suurogali...
Sunday, July 15, 2018
-
Kylian Mbappe Oo Loo Doortay Da’yarkii Ugu Fiicnaa Koobka Adduunka 2018
Moscow(Berberatoday.com)-Weerar yahanka xulka qaranka France ee Kylian Mbappe ayaa loo doortay da’yarkii ugu fiicnaa koobka adduunka ee 2018.
Kylian Mbappe ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay koobka add...
Sunday, July 15, 2018
-
Dalka France Oo Ku Guuleystay Koobkii Aduunka Markii Labaad Iyaga Oo Garaacay Xulkii Kubada Cagta Dalka Croatia+Daawo Sawirada
Moscow(Berberatoday.com)-France ayaa markii labaad taariikhda ku guuleystay koobka adduunka markii ay guul 4-2 ah ka gaadheen Croatia.
Cayaarta ayaa lagu kala nastay qeybta hore 2-1 oo ay ku hogaaminayaan xulka Fr...
Sunday, July 15, 2018
-
Maxaad Kala Socota Garsooraha Dhex-dhexaadin Doonna Ciyaarta Kama Danbaysta Ah Ee Koobka Aduunk Ee dhex Mari Doonta Xulalka France Iyo Croatia Iyo Dalka Uu Kasoo Jeedo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay garsooraha dhex dhexaadin doono kulanka kubbada cagta ugu wayn ee finalka koobka aduunka oo ay axada isu haleeli doonaan xulalka qara...
Friday, July 13, 2018
-
Halkan Ka Akhriso”Xiliga La Ciyaarayo Finalka Koobka Aduunka
Moscow(Berberatoday.com)-Xulka qaranka Croatia ayaa xalay guul ka gaadhay dhigiisa England oo ay wada ciyaareen Semi final-ka koobka adduunka.
Croatia ayaana la ciyaaraysa Final-ka koobka adduunka xulka qaranka France oo habee...
Thursday, July 12, 2018
« Previous Page — Next Page »