-
Daawo Muuqalka”Kooxda Kubada Cagta Ee Real Madrid Oo Markii Sadex Iyo Tobnaad Ku Guulaystay Koobka Horyaalada Yurub Ee Champions League Iyo Liverpool Oo Hungawday+Dhaawac Xun Oo Gadhay Laacibka Mohamed Salah
Mosco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kooxda Kubada Cagta Ee Real Madrid Oo Markii Sadex Iyo Tobnaad Ku Guulaystay Koobka Horyaalada Yurub Ee Champions League Iyo Liverpool Oo Hungawday+Dhaawac Xun Oo Gadhay Laacibka Mohamed Sala...
Sunday, May 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciyaaar Yahanka Mohamed Salah Oo Si Rasmi Ah Loo Guddoonsiiyey Kabta Dahabka Ah Ee Gooldhalinta Horyaalka Dalka England
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ciyaaar Yahanka Mohamed Salah Oo Si Rasmi Ah Loo Guddoonsiiyey Kabta Dahabka Ah Ee Gooldhalinta Horyaalka Dalka England
https://youtu.be/4awuOdaC2vs?t=126
https://youtu.be/ym...
Monday, May 14, 2018
-
Barcelona: 10 Sannadood Oo Ay Dunida Ciyaaraha Kubada Cagta Utalinaysay Iyo 94 Ciyaartoy Oo Taariikhda U Galay
Barcelona(Berberatoday.com)-Taariikhda cusub ee Barcelona waxay bilaabantay sannadkii 2005 markii xiddigo da’yar oo soo baxay iyo xiddigo kale oo ay soo iibsadeen ay fikir cusub iyo dhiig cusub oo dhaqaajiya ka dhigeen kooxdaas,...
Monday, April 30, 2018
-
Kooxda Kubada Cagta Ee Barcelona Oo Ku Guuleysatay Horyaalka Waddanka Spain Ee LaLigaha Markii 25aad
Barcelona(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay hammigeeda xili ciyaareedkan ee horyaalka, kaddib markii ay ku guuleysatay horyaalnimada oo ay u fududaysay Alaves oo ay marti u ahaayeen.
Saddexley uu ...
Monday, April 30, 2018
-
Hayaankii Maxamed Salah Iyo Jidkii Qodxaha Lahaa Ee Uu Ku Gaadhay Xiddignimada
Warbixin Khaas Ah: Xidiga Masaariga Ahi Wakhti Xaadirkan Waa Gool Dhaliyaha Ugu Qiimo Badan Yurub, Laakiin Noloshiisii Hore Wuxuu Soo Maray Jid Godad Badan Balse Toosnaa.
Maxamed Saalax, wuxuu ahaa 14 jir, markii uu qabsada...
Monday, April 30, 2018
-
Daawo Muuqalka”Liverpool Oo 5-2 Ku Garacaadey Roma Iyo Wacdarihii Uu Dhigay Maxamed Saalax
Liverpool(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Liverpool Oo 5-2 Ku Garacaadey Roma Iyo Wacdarihii Uu Dhigay Maxamed Saalax
https://youtu.be/e4GzAExu2Nc
Berberatoday.com...
Wednesday, April 25, 2018
-
Paris Saint-Germain Oo Dalab Ka Gudbinaysa Tababaraha Ka Tagi Doona Arsenal Ee Arsene Wenger Laakiin Uma Soo Bandhigayaan Boos Tababaranimo, Shaqo Noocee Ah Ayay La Rabaan
London(Berberatoday.com)-Tababaraha Kooxda Arsenal ee ka tagi doona Kooxda Arsenal ayaa haatanba dalab ka helay kooxda reer France ee Paris Saint-Germain Laakiin ma ahan boos tababaranimo sida ay sheegayaan wararku.
Kooxda ku guu...
Sunday, April 22, 2018
-
DaawoMuuqalka”Toobabare Arsene Wenger Oo Mudo 22 Sanadood Ah Layliyaayay Kooxda Arsenal Oo Ku Dhawaaqay Inuu Iscasilay
London(Berberatoday.com)-Ka dib 22 sannadood, kooxda kubadda cagta dalka ingiriiska ee Arsenal, ayaa maanta goor dhawayd ku dhawaaqay in Arsene Wenger uu kooxda ka tagayo xili dhamaadka sannadkani oo ku beegan bisha soo socota ee ...
Saturday, April 21, 2018
-
“Ma I Guursanaysaa Salaaxaw”, Gabadh U Dhalatay Dalka Masar Oo Jelaatay Ciyaaryahanka Reer Masar Ee Maxamed Salaax !
Jaceylka ay u hayso ciyaaryahanka u dhashay Dalka Masar ee Maxamed Salaax ee kooxda Liverpool ayaa waxa uu jaceylkeedaasi sabab u noqday inay u safarto Dalka Potrugal si ay uga qayb gasho Ciyaartii Xulka Dalkaasi Masar la yeeshay ...
Wednesday, March 28, 2018
-
Xidigii Qaranka Argentina Gabriel Omar Batistuta Oo Sheegay In Maradona Ka Wanaagsan Yahay Messi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciyaaryahankii hore ee xulka qaranka Argentina ee Gabriel Batistuta ayaa is barbar-dhig ku sameeyay halyayga reer Argantina ee Diego Armando Maradona iyo xiddiga kooxa isla xulka qaranka Argentinaiyo k...
Saturday, March 24, 2018
« Previous Page — Next Page »