Ciyaaro
-
Wax Ka Ogow Xaqiiqooyin Kulanka Caawa PSG Iyo Bayern Munich Ee Final-ka Champions League
Lisbon(Berberatoday.com)-Garoonka The Estadio da Luz ayaa caawa marti gelinaya Final-ka Champions League 2019-20, kooxda reer France ee Paris Saint-Germain oo markeedii ugu horreysay iska xaadirisay Final-ka tartanka...
Sunday, August 23, 2020
-
Kooxda Sevilla Oo Markii 6aad Taariikhda Ku Guuleysatay Koobka Europa League Kaddib Markay Garaacday Inter Milan”Daawo Muuqal
Cologne(Berberatoday.com)-Kooxda Sevilla ayaa ugu dambeyntii caawa ku guuleysatay koobka UEFA Europa League kaddib markii ay ku garaacday naadiga reer Talyaani ee Inter Milan 3-2, kulankii Finalka ahaa ay ku wada ciyaareen garoonk...
Saturday, August 22, 2020
-
Kooxda PSG Oo Iska Xaadirisay Finalka Champion League Kadib Markay Ku Durdurisay Kooxda Yar Ee RB Leipzig Oo Markii Uhoreysay Halkaas Soo Gaadhay
Lispon(Berberatoday.com)-PSG ayaa jaratay tikitka finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay si raaxo leh kaga adkaatay kooxda RB Leipzig 3-0, kulankii wareega afar dhamaadka Champions L...
Wednesday, August 19, 2020
-
Toobabarihii Kooxda Barcelona Quique Setién Oo Shaqadii Laga Ceydhiyay
Barcelona(Berberatoday.com)-Tababare Quique Setién ayaa la ceyriyay kaddib markii ay kooxda Barcelona kala kulantay guuldarro 8-2 ah naadiga Bayern Munich.
61 jirkan reer Spain ayaa qabtay shaqada kooxda Barcelon...
Tuesday, August 18, 2020
-
Kooxda Sevilla Oo Iska Xaadirisay Finalka Europa League Kaddib Markii Ay Ka Adkaatay Manchester United
Lispon(Berberatoday.com)-Kooxda Sevilla ayaa iska xaadirisay finalka Europa League kaddib markii ay kaga adkaatay Manchester United 2-1, kulankii wareega afar dhamaadka UEFA Europa League.
Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala...
Monday, August 17, 2020
-
Kooxda Lyon Oo Iska Xaadirisay Afar Dhammaadka Champions League Kaddib Markii Ay Karbaashtay Manchester City, Kana Tuurtay Tareenka Tartanka
Lisbon(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta Lyon ee reer France ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka tartanka Champions League markii ay miirka ka ceshatay oo ay tartanka ka reebtay Manchester City, kaddib kulan ku...
Sunday, August 16, 2020
-
Ciyaartoyga Willian Oo Dhammaystiray Ku Biiristiisa Kooxda Arsenal Iyo Labarka Uu Xidhan Doono
London(Berberatoday.com)-Ciyaaryahan Willian ayaa ugu dambeyn dhammaystiray ku biiristiisa Kooxda Arsenal, kaddib markii uu beeca xorta ah kaga tagay Chelsea.
Xiddiga reer Brazil ayaa xaqiijiyey inuu isaga tagay Blues 9 bishan ...
Saturday, August 15, 2020
-
Kooxda Bayern Munich Oo 8 Gool Ku Shabaqa Ugu Shubtay Barcelona Iskana Xaadirisay Afar Dhammaadka Champions League, Xilli Müller Iyo Coutinho Ay Min Labo Jeer Shabaqa Soo Taabteen
Lisbon(Berberatoday.com)-Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa caawa kabaha la dulmartay Barcelona oo ay ku garaacday 8-2 kulan qeyb ka ahaa siddeed dhammaadka Champions League, xilli kulankan uu kooxda reer Spain is baray Phil...
Saturday, August 15, 2020
-
Ronaldinho Halyeey Kubbada Cagta Magac Weyn Kulahaa Oo Xabsi Saaxiib La Noqday”Waqtigu Walaal Ma Leh!
Sports(Berberatoday.com)-Ronaldinho wuxuu qof walba ku xasuustaa xirfaddiisii kubadda cagta ee qeyrul-caadiga ahayd: Cag-wareejin, cidhib ku qaadashada kubadda, baaska aan qofka loo tuurayo la eegeynin iyo iyo dhoollacaddeyntiisa ...
Thursday, August 13, 2020
-
Kooxaha Barcelona Iyo Bayern Munich Oo Ka Cidhibtiray Koobka Kooxaha Yurub Chelsea Iyo Napoli
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kooxda Barcelona ayaa cashar ugu dhigtay gurigeeda Camp Nou kooxda Napoli iyagoo ku garaacay 3-1 ah lugtii labaad ee wareega 16ka Champions League taasoo ka dhigan inay wadar ahaan labada lug kooxda Barc...
Sunday, August 9, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|