|
Warar
-
“Mudo Kordhinta Madaxweynaha Xeer Dastuuriya Ayaa Jideeyay Dalkana Waxa Aanu Ka Baajin Dawlad La,aan, Dan Aan Golahaas Ku Qabaa Ma Jirto Mid Igaga Lunta Mooyaane Oo Geelaygii Baa Jiilaladaa Igaga Cararay”Oday Xaaji Cabdi Waraabe Oo Katirsan Golaha Guurtida”Daawo Muuqaal
"Mudo Kordhinta Madaxweynaha Xeer Dastuuriya Ayaa Jideeyay Dalkana Waxa Aanu Ka Baajin Dawlad La,aan, Dan Aan Golahaas Ku Qabaa Ma Jirto Mid Igaga Lunta Mooyaane Oo Geelaygii Baa Jiilaladaa Igaga Cararay"Oday Xaaji Cabdi Waraabe O...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qaybgalay Sannad-guurada 27-aad Ee Kasoo Wareegtay Aas-aaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey sannad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Ilaalada x...
Saturday, October 1, 2022
-
Xildhibaan Golaha Wakiilada Katirsan Oo Sheegay Inay Iyaguna Mudo Kordhintooda Samaysan Doonaan Marka Wakhtigu Ka Dhamaado”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Golaha Wakiilada Katirsan Oo Sheegay Inay Iyaguna Mudo Kordhintooda Samaysan Doonaan Marka Wakhtigu Ka Dhamaado"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/v3_80d5-2Fc
&...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khubad Uu Maanta Jeediyay Uquus Gooyey Xisbiyada Mucaaradka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khubad Uu Maanta Jeediyay Uquus Gooyey Xisbiyada Mucaaradka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZxXov8Ccfig
...
Saturday, October 1, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Doodaha Siyaasiga Ah Ee Dalka Ka Taagan Iyo Jidka Loo Marayo Doorashooyinka Shinkoodu Taagan Yahay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay muranka ka taagan qabsoomidda doorashooyinka dalka ka qorshaysan, waxana uu soo jeediyey in dhammaanba doorashooyinkaas l...
Saturday, October 1, 2022
-
“Aakhira Lay Raaci Maayo Hadii Muddo Kordhintaa Dhibaato Katimaado…” Xildhibaan Cumar Nuur Xasan Oo Noqday Xildhibaanka Kaliya Diiday Labada Mudo Kordhinood”Daawo Muuqaal
“Aakhira Lay Raaci Maayo Hadii Muddo Kordhintaa Dhibaato Katimaado...” Xildhibaan Cumar Nuur Xasan Oo Noqday Xildhibaanka Kaliya Diiday Labada Mudo Kordhinood"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OEixAb_Gyu8
...
Saturday, October 1, 2022
-
Golaha Guurtida Somaliland Oo Madaxweyne Muuse Biixi 2 Sano Ukordhiyay Iyagu Golahaana 5 Sano Kordhistay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland Oo Madaxweyne Muuse Biixi 2 Sano Ukordhiyay Iyagu Golahaana 5 Sano Kordhistay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7e-GCk6Q8rA
...
Saturday, October 1, 2022
-
Qodobada Kasoo Baxay kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwaynaha Xamar Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa safar ku tagay dalka itoobiya kaasi oo ay kulamo yeesheen raysalwasaraha itoobiya Abiye ahmed
Kulanka hogaamiyayaasha somaliya iyo itoobiya ayaa wax...
Saturday, October 1, 2022
-
Sheekh Almis Yaxya Oo Khudbadii Salaada Jimcaha Kaga Hadlay Geeridii Sheekh Yuusuf Qardaawi, Oo Kamid Ahaa Culimadii Uu Wax Kasoo Baxtay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Almis Imam Yaxye Xaaji Ibraahim Ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay geeridii sheikh Yuusuf Qardaawi oo ahaa caalam islaamka ka baxay, kana mid ahaa culimadii uu kasoo baxtay diinta Isagoo...
Saturday, October 1, 2022
-
“Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa, Maxamed Kaahin In Masab Danbe Oo Uu Umadda Uqabto Ay Ugu Danbayso, Kaa Arimaha Guduhu”Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Xasan ayaa ka hadlay wareegto kazoo baxay wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha jsl maxamed kaahin oo lagu durkinayo kaantaroolada degmooyinka...
Saturday, October 1, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|