-
Dood Ku Saabsan Siyaabaha Lagu Yareyn Karo Muranada Siyaasadeed Ee Ku Dhisan Loolanka Iyo Kala-qaybinta Oo Hargeysa Lagu Qabtay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood Ku Saabsan Siyaabaha Lagu Yareyn Karo Muranada Siyaasadeed Ee Ku Dhisan Loolanka Iyo Kala-qaybinta Oo Hargeysa Lagu Qabtay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/mmootCxAbwM
...
Thursday, September 29, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Iftiin Oo Ugudbiyey Gudida Diwaangalinta Ururada 1000-kii Qof Ee Gobolada Laga Doonaayay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Urur Siyaasadeedka Iftiin Oo Ugudbiyey Gudida Diwaangalinta Ururada 1000-kii Qof Ee Gobolada Laga Doonaayay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/JI7fhKKiO5A
...
Thursday, September 29, 2022
-
“Waxan Soo Jeedinayaa Oo Taageerayaa In Jamacadaha Khubado Siyaasadeed Laga Soo Jeediyo Oo Laga Daayo Ardayda 30ka Sano Laysku Dul Haysto”Maayar Cabdikariin Axmed Mooge”Daawo Muuqaal
"Waxan Soo Jeedinayaa Oo Taageerayaa In Jamacadaha Khubado Siyaasadeed Laga Soo Jeediyo Oo Laga Daayo Ardayda 30ka Sano Laysku Dul Haysto"Maayar Cabdikariin Axmed Mooge"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/rteRzOnvMtc
&n...
Thursday, September 29, 2022
-
Shacabka Wajaale Oo Ka Cabanaya Qashin Buux Dhaafiyay Suuqyada Magaalada Iyo Fariin Baaqa Ay Udireen Xukumada Sare
Wajaale(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajale ayaa markale baaq culus udiray wasiirada arimaha gudaha iyo maadxwayne biixi iyagoo ka dalbaday in maamulka degmada ay ka badaleen islamarkaana laga mid...
Thursday, September 29, 2022
-
Madaxwaynaha Dawlada Xamar Oo Safar Ku Tagay Dalka Itoobiya Iyo Raysal-wasaare Abiye Oo Qaabiley.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.
...
Thursday, September 29, 2022
-
Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Soo Celinta Xeerar Golaha Wakiilada Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ee loo Soo Gudbiyay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Yaxye Amiin “Yaxye araarse” oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ksoo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa gudoomiyaha golaha guurtida ku bogaadiyay xeerar golahoogu usoo gudbiyeen o...
Thursday, September 29, 2022
-
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Soo Xidhay Wajigii Labaad Ee Macluumaadka Laga Rabo Ururada Siyaasada
XIDHITAANKA MARXALAD MUHIIM AH
Maanta oo ah Arbaca taariikhduna tahay 28kii September, 2022 waxaa, hadda, oo ay saacaddu tahay 05:00 galabnimo si rasmi ah oo si xidhmay Qaybtii Koowaad ee Wejiga labaad ee Diiwaangelinta Ururada...
Thursday, September 29, 2022
-
Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Gudida Diwaangalinta Ugudbiyay liiska Taageerayasha Ururka Ee Gobolada Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin uu hogaaminayo gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa gudida diwaangalinta Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Ugudbiyay liiska taageerayaasha ururka ee Gobolada D...
Thursday, September 29, 2022
-
Dagaal Markale Ka Dhex Qaraxay Soomaalida Iyo Oromada
Jigjiga(Berberatoday.com)-Magaalada Gurra dhaamoole ee gobalka Liiban ee dowlad degaanka Soomaalida, ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada, sida goob joogayaal ay u xaqiijiyaan Warbaahinta.
Da...
Wednesday, September 28, 2022
-
Aadan Barre Ducaale Oo Loo Magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha cusub ee wasiirrada ee dalkaaasi.
Xidhibaan Aadan Barre Ducaale, ayaa loo magacaabay wasiirka gaash...
Wednesday, September 28, 2022
« Previous Page — Next Page »