-
Alle Ha Unaxariisto Caalimkii Weynaa Ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi Oo Geeriyooday
Allah ha u naxariistee waxa hadda geeriyooday Caalimkii weynaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi, sida ay baahisay Warbaahinta Aljazeera.
Sheekha ayaa ka mid ahaa culimadii ugu saamaynta badnayd Caalamka Islaamka isaga oo qoray ...
Monday, September 26, 2022
-
Golaha Guurtida Oo Golaha Wakiilada Kusoo Celiyay Xeerkii Guud Ee Doorashada Iyo Xeerkii Furista Ururada Ee Loo Gudbiyay Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha guurtida Somaliland ayaa hadda ku celiyay golaha wakiilada labada xeer ee kala ah 1-Xeerka guud ee Doorashooyinka Qaranka 2-Xeerka furista ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka.
Sababta ay Gol...
Monday, September 26, 2022
-
Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Xanuun Xumad Ah Ee Dalka Kusoo Kordhay Iyo Xogaha Ay Ka Bixiyeen!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafmaadka iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa ka hadlay xanuunxumad ah oo mudooyinkii udanbeeyay usoo badanaya bulshada reer Somaliland halka warar qaarna ay sheegeen in ay...
Monday, September 26, 2022
-
Ciidamada Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal Tiro Badan Oo Itoobiyaan Ah.
Wajaale(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska magaalo xuduudeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa gacanta ku dhigay tariibayaal tiro badan oo itoobiyaan kuwaasi oo kooxo magafayaal ahi kasii dhex gudbinayeen Somaliland iyagoo t...
Monday, September 26, 2022
-
Aasaasihii Dugsiga Abaarso Iyo Jaamacadda Barwaaqo Ee Hargeysa Oo Qaatay Diinta Islaamka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Johanathan Starr, aasaasihii Dugsiga Abaarso iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ayaa qaatay Diinta Islaamka, waxana Shahaadada loogu qabtay Masjid.
Dadkii Masjidka ku sugnaa ayaa markii Ashahaada loo...
Monday, September 26, 2022
-
Hantidhawaraha Guud Ee Qaranka Oo Shacabka Somaliland Ku Wargaliyay Inaanay Bixin Lacag Aan Sharaci Aheyn Aan Juwan Dawladeed Ku Go,in Cidii Laga Qaadayna Lasoo Xidhiidho
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hantidhawaraha Guud Ee Qaranka Oo Shacabka Somaliland Ku Wargaliyay Inaanay Bixin Lacag Aan Sharaci Aheyn Aan Juwan Dawladeed Ku Go,in Cidii Laga Qaadayna Lasoo Xidhiidho
 ...
Monday, September 26, 2022
-
Muqdisho Ciidanka Booliska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Haweenay Gabadh Yar Oo 9 Jir Ah Xun Ugaraacaday Dhaawacyana Ugeystay”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Muqdisho Ciidanka Booliska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Haweenay Gabadh Yar Oo 9 Jir Ah Xun Ugaraacaday Dhaawacyana Ugeystay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1gtHsh8ctNA
&nbs...
Monday, September 26, 2022
-
“Xisbiyada Mucaaridka In Badan Ayaan Wakhti Soo Galiyay.Kulankana Waxa Aanu Kaga Arinsanayn Arinta Golaha Wakiilada Ka Taagan Ee Uu Ufurmi Layahay” Xildhibaan Cabdinaasir Qodax”Daawo Muuqaal
"Xisbiyada Mucaaridka In Badan Ayaan Wakhti Soo Galiyay.Kulankana Waxa Aanu Kaga Arinsanayn Arinta Golaha Wakiilada Ka Taagan Ee Uu Ufurmi Layahay" Xildhibaan Cabdinaasir Qodax"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9HiMDb1PDXQ
&nbs...
Sunday, September 25, 2022
-
“Cabdirisaaq Khaliif Balantanu Galnay Ayuu Igaga Baxay,Xildhibaanada Beeshayda Ee Golaha Wakiiladu Waa 25 Waxaananu Doonaynaa Inaanu Hogaanka Golaha Kamid Noqono”Xildhibaan Khadar Cali Xakiin Oo Golaha Wakiilada Katirsan
"Cabdirisaaq Khaliif Balantanu Galnay Ayuu Igaga Baxay,Xildhibaanada Beeshayda Ee Golaha Wakiiladu Waa 25 Waxaananu Doonaynaa Inaanu Hogaanka Golaha Kamid Noqono"Xildhibaan Khadar Cali Xakiin Oo Golaha Wakiilada Katirsan
...
Sunday, September 25, 2022
-
“Cadaaladaro Iyo Dulmi Ayay Dawlada Hoose Igu Samaysay Maayir Moogana Wuxu Igu Yidhi”Hooyo Saynab Gaas”Daawo Muuqaal
"Cadaaladaro Iyo Dulmi Ayay Dawlada Hoose Igu Samaysay Maayir Moogana Wuxu Igu Yidhi"Hooyo Saynab Gaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5PmLBV8HSIo
Berberat...
Sunday, September 25, 2022
« Previous Page — Next Page »