|
Warar
-
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Ka Hadlay Mooshinka Golaha Wakiiladu Ansixiyeen Iyo Khatarta Ka Dhalan Karta, Hadii Guurtidu Ansixiso Balse Madaxwaynuhu Diido!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah dadka aqoonta dheeraada ah uleh sharciga Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay mooshinka ay xildhibaanada golaha wakiiladu ansixiyeen ee ah in laysa saaro labada door...
Tuesday, September 20, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xalay Kulan La Yeeshay Cuqaasha, Waxgaadka, Haweenka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gobolka Sool.
Laascaanood(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool, ayaa caawa kulammo kala duwan la yeeshay cuqaasha, salaadiinta, haweenka, haldoorka iyo qaybaha ...
Tuesday, September 20, 2022
-
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Gaadhay Jiida Hore ee Difaaca Ciidanka Qaranka Ee Tukaraq Ciidankana Kulan La Qaatay Khudbadna Ujeediyay”Daawo Muuqaal
Tukaraq(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Gaadhay Jiida Hore ee Difaaca Ciidanka Qaranka Ee Tukaraq Ciidankana Kulan La Qaatay Khudbadna Ujeediyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/pVT2Q...
Tuesday, September 20, 2022
-
Maraykanka Oo Sheegay Inuu Taywaan Ka Difaacayo Duulaanka Shiinaha Ugu Hanjabayo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Maraykanka Oo Sheegay Inuu Taywaan Ka Difaacayo Duulaanka Shiinaha Ugu Hanjabayo"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/KinmNuvBlUM
Berberat...
Monday, September 19, 2022
-
“Ujeed Ka Ugu Weyn Ee Aan Rabno Waa In Labada Doorasho Laysku Sidko” Xildhibaan Barkhad Batuun”Daawo Muuqaal
"Ujeed Ka Ugu Weyn Ee Aan Rabno Waa In Labada Doorasho Laysku Sidko" Xildhibaan Barkhad Batuun"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Y4Wk7I69IkE
Berber...
Monday, September 19, 2022
-
“Maanta Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Dhacay Kufsi Sharci Uu Sameeyey Shirgudoonka Golaha Wakiiladu”Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye
Maanta Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland waxa dhacay kufsi sharci oo uu sameeyey shirgudoonka Golaha wakiiladu taas oo ah in uu sharuucdii dalka si aan waafaqsanayn xeer hoosaadka Golaha Wakiilada iyo habka cadaynta ee ku ...
Monday, September 19, 2022
-
“Shirguddoonku Sharci Jabin Ayuu Sameeyay, Siduu Jecel Yahayna Golahani Ku Shaqaynmaayo…”Xildhibaan Cabdikariin Maxamed”Daawo Muuqaal
"Shirguddoonku Sharci Jabin Ayuu Sameeyay, Siduu Jecel Yahayna Golahani Ku Shaqaynmaayo..."Xildhibaan Cabdikariin Maxamed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vzzQs4plovI
...
Monday, September 19, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay In La Isku Sidko Labada Doorasho Ee Madaxtooyada Iyo Ururada Siyaasada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay In La Isku Sidko Labada Doorasho Ee Madaxtooyada Iyo Ururada Siyaasada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/e8ZKxUd8BjY
...
Monday, September 19, 2022
-
Xisbiga Wadani Oo Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Ugudbiyay Shuruudihii Looga Baahnaa Xisbigaas”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Wadani Oo Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Ugudbiyay Shuruudihii Looga Baahnaa Xisbigaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ur73Ac1H4hQ
&...
Monday, September 19, 2022
-
Daawo Muqaalada Guud Qaabka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigiisa Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood
Laascaanod(Berberatoday.com)-Daawo Muqaalada Guud Qaabka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigiisa Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood
https://youtu.be/P8IkZa2ovmU
&n...
Monday, September 19, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|