|
Warar
-
“Maalmahan Ugu Dambeeyay Xukuumaddu Cidwalba Waddani Ayay Ku Sheegaysay”Musharrax Cabdiraxmaan Cirro
"Maalmahan Ugu Dambeeyay Xukuumaddu Cidwalba Waddani Ayay Ku Sheegaysay"Musharrax Cabdiraxmaan Cirro
https://youtu.be/KZrBQIp-iPo
Berberatoday.c...
Sunday, September 4, 2022
-
MadaxweynahaTurkiga Erdogan Oo Eedaymo Culus Ujeediyay Dalka Giriiga”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Ankara(Berberatoday.com)-MadaxweynahaTurkiga Erdogan Oo Eedaymo Culus Ujeediyay Dalka Giriiga"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/O2KAPoAqwlk
 ...
Sunday, September 4, 2022
-
“Faysaloow hadaad tidhi Ataash Reerihiinii tag Adiguna Orodoo Awaare Aad”Siyaasi Orod Mooge”Daawo Muuqaal
"Faysaloow hadaad tidhi Ataash Reerihiinii tag Adiguna Orodoo Awaare Aad"Siyaasi Orod Mooge"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SLEi-msNWWw
...
Sunday, September 4, 2022
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud Oo Cambaareeyay Dadkii ay Al-shabaab ku laysey Gobolka Hiiraan
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay falkii Al- shabaab ku dileen saaka waabarigii dad rayad ah oo ka baxay magaalada Baladweyne kuna sii jeeday degmada ...
Sunday, September 4, 2022
-
Colaada Itoobiya: Seddax Arrin Uu Mareykanku Doonayo In Si Deg-deg Loo Sameeyo
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka, ayaa Jimcihii u dirtay dalka Itoobiya ergey, si uu u soo afjaro dagaallada kasoo cusboonaaday dalkaasi, iyadoo cambaaraysay dowladda ay dariska yihiin ee Ereteriya, oo dib u soo...
Sunday, September 4, 2022
-
Itoobiya Oo Markii Ugu Horeysay Dalkeeda U Oggolaanaysa Bangiyada Caalamiga Ah
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirrada ee xukuumadda Itoobiya, ayaa meel mariyey siyaasad qabyo ah, oo uu soo jeediyay Bangiga Dhexe, kaasoo u oggolaanaya in qeybta maaliyadda loo furo Bangiyada Shisheeye.
Tallaabadan,...
Sunday, September 4, 2022
-
Buugga ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda Uu Qoray Suxufi Macalin Cabdiweli Faarax Jaambiir Oo Hargeysa Lagu Gardaadiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, waxa 2-dii bisha September 2022-ka lagu gardaadiyey Buugga Magaciisu yahay ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda’.
Buuggan oo xambaarsan dhacdooyin Taariik...
Sunday, September 4, 2022
-
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Layskugu Yeedhay Kulan Deg Deg Ah Iyo Sababta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo mudooyinkii danbe ku jiray fasaxii golaha ayaa layskugu yeedhay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah kaasi oo ka qabsoomi doono hoolka fadhiyada ee xarunta...
Sunday, September 4, 2022
-
Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka Dallada ay ku bahoobeen dhalinyarada Somaliland ee sonyo ayaa war kazoo saartay xaalada dalka dhinaca abaaraha, wax soo saaray iyo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan
Sidoo kale Dallada dhal...
Sunday, September 4, 2022
-
Maraykanka Iyo Taiwan Oo Kala Iibsanaya Hub Casriya Oo Qiimihiisu Ka Badan Yahay Hal Bilyan Oo Dollar”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Tapie(Berberatoday.com)-Maraykanka Iyo Taiwan Oo Kala Iibsanaya Hub Casriya Oo Qiimihiisu Ka Badan Yahay Hal Bilyan Oo Dollar"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/0yMQd6GAn8Y
&nb...
Saturday, September 3, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|