-
“In Maalin Walba Ninka Kursiga Fadhiya Laga Sugo, Xiliga Ay Doorashadu Dhacayso Waa Ayaan Daro”Sucaad Carmiye.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo sucaad Carmiye Odowaa oo kamid ah hablaha haldoorka ah ee reer Somaliland ayaa ayaan daro ku tilmaamtay in madaxwaynaha kursiga ku fadhiya laga sugo wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso.
...
Sunday, August 21, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Intuu Madaxa Duubtay Nin Dilay Midna Dhawacay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Intuu Madaxa Duubtay Nin Dilay Midna Dhawacay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/zUUK-_oszb8
...
Saturday, August 20, 2022
-
Maxkamad Xabsi Daa’in Ku Xubin Ka Tirsan Daacish
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaakim ka tirsan maxkamadda Federaalka Mareykanka ayaa Jimcihii xukun xabsi daa’in ah ku riday xubin ka tirsan kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka, kadib markii lagu helay inuu ku lug lahaa shirq...
Saturday, August 20, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda EUCAP Geeska Afrika .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Admiral Axmed Huure Haaruye ayaa kulan qaatay madaxda afrika uqaabilsan haayada EUCAP oo ay hogaaminayo gabadha uqaabilsan hawlgalka afrika Mss Dania Cossa ...
Saturday, August 20, 2022
-
“Qori Caaraddii Kursi Laguma Kala Fuulo, Mudaharaad Danbe Uma Baahnin”Ganacsade Cumar Caydiid”Daawo Muuqaal
"Qori Caaraddii Kursi Laguma Kala Fuulo, Mudaharaad Danbe Uma Baahnin"Ganacsade Cumar Caydiid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PH4W9ws7wxQ
Berberatoday.com...
Saturday, August 20, 2022
-
25 Sano ka Dib Profesor Suleeban Axmed Guuleed Oo Maanta Xilkii Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Wareejiyay”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-25 Sano ka Dib Profesor Suleeban Axmed Guuleed Oo Maanta Xilkii Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Wareejiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5iltRaRqFnQ
&n...
Saturday, August 20, 2022
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo SafarAy Ku Qiimaynayaa Khasaarihii Ka Dhashay Mudo Haraadka Ugu Baxay Gobolka Sanaag
Gudida joogtada ee Golaha Wakiilada Somalioand ayaa maanta socdaal ugu kicitimay gobolka sanaag kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii ay usoo qiimayn lahaayeen khasaarihii ka dhashay banana baxyadii ay xisbiyada mucaaridku dhigeen 11bi...
Saturday, August 20, 2022
-
Ciidamada Mareykanka Ee Saldhiga Somaliya Oo Duqeyn Ku Dilay Dagaalyehano Ka Tirsan Al-Shabaab”
Muqidisho(Berberatoday.com)-Taliska ciidamadda Mareykanka ee AFRICOM, ayaa ka hadley duqeyn dhinaca cirka ah oo ay diyaaradahooda dagaalku Axadii la soo dhaafay ka fuliyeen qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya...
Saturday, August 20, 2022
-
Mujaahid Ibraahin Dhagawayne Oo Ka Warmay Doorkii Hadrawi Ee Snm+isgagoo Kale Inooma Dhalanyo”Daawo Muuqaal
Mujaahid Ibraahin Dhagawayne Oo Ka Warmay Doorkii Hadrawi Ee Snm+isgagoo Kale Inooma Dhalanyo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NA4pQKz935Q
Berberatoday.com...
Saturday, August 20, 2022
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Alshabaab Oo Weerar Qaraxyo Wata Ku Qaaday Huteelk Alxayaat Ee Magaalada Muqdisho!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Kooxda Alshabaab ayaa caawa fiidkii Weerar qarax iyo kooxo dagalaamaya oo huteelka Gudaha ugalay ku qaaday huteelka alxayaat ee Magaalada muqdisho hadaba Ciidamada Amaanka ee Somaliya ayaa ku guulaystay ...
Saturday, August 20, 2022
« Previous Page — Next Page »