-
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Deegaano Katirsan Gobolka Iyo Baaq Ay Udireen Bulshada
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada gabiley ayaa ka hadlay xaalada Abaareed ee ka tagaan deegaano katirsan gobolka gabiley
Sidoo kale mayarka iyo badhasaabka gabiley ayaa bulshada ugu ba...
Sunday, August 14, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Dawladda Maraykanka.
Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur, Danjiraha Soma...
Sunday, August 14, 2022
-
Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Somaliland Baaqyo Culusna Ukala Diray Xukumada, Xisbiyada Mucaraadka Iyo Shacabka”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdilaahi Cali Jawhar Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Somaliland Baaqyo Culusna Ukala Diray Xukumada, Xisbiyada Mucaraadka Iyo Shacabka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NHk0yQEhb68
&nbs...
Sunday, August 14, 2022
-
“Digteetarnimada Laga Sheekeeyaa Kama Dhacdaba Dalkeena. Hadii Sadex Jeer Lagu Kordhiyana Sidii Kulmiye Maxay Yeeli Lahaayeen Mucaaradkan Qeylinayaa”Wasiir Cali Mareexaan”Daawo Muuqaal
"Digteetarnimada Laga Sheekeeyaa Kama Dhacdaba Dalkeena. Hadii Sadex Jeer Lagu Kordhiyana Sidii Kulmiye Maxay Yeeli Lahaayeen Mucaaradkan Qeylinayaa"Wasiir Cali Mareexaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2tE3-nMaXio
...
Saturday, August 13, 2022
-
“Madaxwayne Maanta Anagu Eeda Saari Mayno Mucaaradka Ee Adiga Ayaan Ku Saaraynaa Sababtoo Nimanka Mucaaradka Ah Ee Banaanka Fadhiya Waxba Umaanan Dhiiban”Yuusuf Shaacir”Daawo Muuqaal
“Madaxwayne Maanta Anagu Eeda Saari Mayno Mucaaradka Ee Adiga Ayaan Ku Saaraynaa Sababtoo Nimanka Mucaaradka Ah Ee Banaanka Fadhiya Waxba Umaanan Dhiiban”Yuusuf Shaacir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/y57puQoYqeg
...
Saturday, August 13, 2022
-
” Sonsaf Waxay ka Muragaysantahay Dhimashada& Dhaawaca Ka Dhasahy Mudaharaadadii”Anwar Cabdiraxmaan Warsame”Daawo Muuqaal
" Sonsaf Waxay ka Muragaysantahay Dhimashada& Dhaawaca Ka Dhasahy Mudaharaadadii"Anwar Cabdiraxmaan Warsame"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cMHzW7UwZ_s
Berberato...
Saturday, August 13, 2022
-
Dhakhtar Soomaali Ah Oo Lagu Gowracay Dalka Pakistan
Dhaqtar Soomaali ah oo lagu gowracay dalka Pakistan
Dr. Abdul Rehman, oo ka yimid Soomaaliya islamarkaana wax ka baranayey qeybta qalliinka ee Jaamacadda, ayaa Arbacadii waxaa isaga oo la gowracay meydkiisa laga helay musqu...
Saturday, August 13, 2022
-
Jaamac Macaf Oo Kamida Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Hore Ay Ganaax Anshaxa Marina Usaareen Golihiisu Oo Codsi Uqortay Golaha
Jaamaca Maxamed Cabdi(Jaamac Macaf)Oo Kamida Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo Kawaramy Codsi Uu Uqortay Golaha Deegaanka Degmada Berbera In Lagaga Qaado Ganaax Iyo Anshax Marin Hore Loogu Fuliyay Isaga Iyo Cabdirashiid ...
Saturday, August 13, 2022
-
Ururkii Gaboose Ee Barwaaqo Oo Burburay Isagoo Aan Raad Dhaqaajin Iyo Siyaasiyiintii Ugu Tunka Weynaa Oo Ka Dareeray
Warar xaqiiqo ah oo ay shebekadda xaysimo.com heshay ayaa xaqiijinaya in Ururka Barwaaqo ee uu hormuudka ka yahay Dr Gaboose uu burburay, kadib markii khilaaf xoogani soo kala dhexgalay Gudoomiyaha Ururka iyo Aasaasayaashii kale...
Saturday, August 13, 2022
-
Salmaan Rushdi Oo Wiil Islaami Ku Weeraray Midi Dhaawac Culusna Gaadhsiiyay
Booliska gobolka New York ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan Haadi Matar oo ah 24 jir lagu eedeeyay inuu toori la dhacay qoraa Salmaan Rushdi.
Booliska oo shir jaraa’iid qabtay...
Saturday, August 13, 2022
« Previous Page — Next Page »