-
Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikh Nololeedkii Marxuum Gen, Jaamac Maxamed Qaalib (Jamac Yare).
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoraa/Muj Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale ”Boobe” ayaa ka hadlay taariikh nololeedkii marxuum general jaamac maxamed qaalib oo dhawaan ku geeriyooday dalka jabuuti.
Sidoo kale qoraa boobe ayaa tacsi u...
Friday, April 29, 2022
-
Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Katirsan Gobolka Togdheer.
Togdheer(Berberatoday.com)-Deegano katirsan gobbolka togdheer ayaa waxaa ka dilaacay xanuunka shuban kuwaasi oo bulshada ku dhaqani ay qaylo dhaan usoo direen xukuumada xili ay ku jireen abaaro baahsan.
...
Friday, April 29, 2022
-
Dawladaha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isweydaarsaday Maxaabiis Labada Dal Ku Kala Xiodhnaa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
USA(Berberatoday.com)-Dawladaha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Isweydaarsaday Maxaabiis Labada Dal Ku Kala Xiodhnaa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/0UA6OTthowg
Berberat...
Thursday, April 28, 2022
-
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Ganacsatadii Yaryareyd Ee Suuqa Waaheen Ku Hanti Beelay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Qaybinta Dhaqaalihii Loogu Talo Galay Ganacsatadii Yaryareyd Ee Suuqa Waaheen Ku Hanti Beelay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kUua9Y7UQ4...
Thursday, April 28, 2022
-
”Cidii Isku Dayda Inay Maalin Gaara Ciido, Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa”Wasiirka Diinta Iyo Aqwafta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albaani ayaa digniin udiray cida isku dayda in ay ciido maali aan ahayn ka qaranku ogyahay ee lagu soomay.
”Cidii Isku Dayda Inay Maalin Ga...
Thursday, April 28, 2022
-
Sheekh Aadan Madoobe Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Somaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xillibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sh, Aadan Madoobe) ayaa ku guuleystay kursiga Guddoomiyaha golaha shacabka dawlada fadaraalka ah ee somaliya.
Doorashada golaha oo caawa ka dhacday Xarunta A...
Thursday, April 28, 2022
-
Gudidii Qaadhaan Ururinta Suuqii Gubtay Ee Waaheen Oo Sheegay Guud Ahaan Dhaqaalaha Soo Gaadhay”Daawo warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudidii Qaadhaan Ururinta Suuqii Gubtay Ee Waaheen Oo Sheegay Guud Ahaan Dhaqaalaha Soo Gaadhay"Daawo warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/4TrHR8qoTQM
...
Wednesday, April 27, 2022
-
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac Oo Beeniyay In Xilkii Laga Qaaday
Hargeusa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Cabdirashiid Riyo Raac Oo Beeniyay In Xilkii Laga Qaaday waxaanu sidaas ku sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray.
...
Wednesday, April 27, 2022
-
Muslimiinta Addis Ababa Oo Ka Mudaharaaday Dilka Saddex Qof Oo Gondar Loogu Gaystay Iyo Masaajido La Gubay”Daawo Muuqaal
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Muslimiinta Addis Ababa Oo Ka Mudaharaaday Dilka Saddex Qof Oo Gondar Loogu Gaystay Iyo Masaajido La Gubay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/BBCdVIViY6g
Berb...
Wednesday, April 27, 2022
-
TPLF Oo Sheegtay Inay Ka Baxday Gobolka Canfarta.
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay ka baxday dhammaan goobohii ay hore uga haysteen degaanka Canfarta, goobahan ay baneeyeen TPLF ayaa waxaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ku dagaallamayay TPLF iyo ciidan...
Wednesday, April 27, 2022
« Previous Page — Next Page »