-
“Nin Dhintay Soo Noqon Maayee Aynu Ismarino Xeerarkii Adkaa ee Aynu Lahayn”Shirka Nabada ee Ceel Afwayn”Daawo Muuqaal
"Nin Dhintay Soo Noqon Maayee Aynu Ismarino Xeerarkii Adkaa ee Aynu Lahayn"Shirka Nabada ee Ceel Afwayn"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cSqrdhs9Vi0
...
Thursday, March 20, 2025
-
Mulkiilayaasha Gaadiidka Waaweyn ee Dekeda Berbera Badeecadaha Ka Qaada oo Sameeyay Isu Soo Bax Ay Ku Diidanyihiin Wareegto Kasoo Baxday Wasiirka Gaadiidka
Mulkiilayaasha gaadiidka waaweyn ee Xamuulka qaade dekeda Berbera ee Katirsan iskaashatada gaadiidka waaweyn ee Tawfiiq oo saaka mar kale sameeyay Isu soo bax ay ku diidan yihiin In Gaadiidkoooda sagxadiisa ay kaari ka noqodaa Was...
Wednesday, March 19, 2025
-
Wasiirka Warfaafinta oo Kulan La Qaatay Gudida Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA
Hoggaanka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi. Kulankaasi ayaa diira...
Tuesday, March 18, 2025
-
Dawlada Xamar oo Xaqiijisay In Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Maanta La Khaarajin Gaadhay
Dawladda Soomaaliya, ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la isku dayay maanta in la khaarijiyo, kaddib markii weerar qarax oo lala beegsaday kolonyo baabuur uu la socday Madaxweynaha, oo ku sii jeeday...
Tuesday, March 18, 2025
-
Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaarada Beeraha Somaliland oo Sheegtay Inay Roobab Laxaad Lihi Kusoo Waajahan Yihiin Gobolo Kamida Somaliland
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo soo xiganaysa waaxda saadaasha Hawada ayaa sheegtay in Roobab lagu qiyaasay 30-40mm ka di’i doona Todobaadkan 18-24 March gobollada Awdal, Saaxil,Maroodi-jeex iyo Sanaag...
Tuesday, March 18, 2025
-
Muhaajiriin Somaliya oo Meydadkooda Laga Helay Xeebaha Dalka Spain
Joornaal kasoo baxa dalka Spain ayaa wuxuu qorayaa in 5 meyd ah ay badda soo tuftay.
Haddii lasii faahfaahiyo afar xeebta Mallorca ayaa laga helay, halna xeebta Formentera. Kullina waa Soomaali sida ay ciidamada Spa...
Tuesday, March 18, 2025
-
“150 Tuulo Ayaa Biyo Dhaamis Ubaahan Haayadihii Na Caawin Jirayna Trump Baa Saameyn Ku Yeeshay..” Wasiirka Horumarinta Biyaha Abubakar Good”Daawo Muuqaal
"150 Tuulo Ayaa Biyo Dhaamis Ubaahan Haayadihii Na Caawin Jirayna Trump Baa Saameyn Ku Yeeshay.." Wasiirka Horumarinta Biyaha Abubakar Good"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Sq4fraGy1m0
&...
Tuesday, March 18, 2025
-
Askar Somaliya oo Toobabar Ujoogay Dalka Turkiga oo Dagalamay Isdhaawacayna.
Askar Somaliya oo Toobabar Ujoogay Dalka Turkiga oo Dagalamay Isdhaawacayna.
Xafiiska duqa magaalada Isparta ee galbeedka Turkiga oo arrintu ka dhacday ayaa sheegay shalay in dagaalka ciidamada dhexdooda ah uu...
Tuesday, March 18, 2025
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar oo Maanta Ka Badbaaday Qarax Lala Beegsaday
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday xilli uu marayay Wadada Madaarka Muqdisho.
Mid ka mid ah Baabuurta Gaarka ah ee Madaxweynaha aan xabadu karin ayaa qaraxu wa...
Tuesday, March 18, 2025
-
Eritrea oo Ganafka Ku Dhufatay Doonista Ethiopia ee Bada Cas”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Eritrea oo Ganafka Ku Dhufatay Doonista Ethiopia ee Bada Cas"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/Tbp7X8CIqus
Berberat...
Tuesday, March 18, 2025
« Previous Page — Next Page »