-
Dalka Kenya Musharax Madaxweyne Oo Isagoo Jaad Cunaya Ku Ololaynaya Hadii La Doorto Inuu Jaadka Miirooga Somaliya Fasixiisa Kasoo Dhamayn Doono”Daawo Muuqaal
Nairobi(Berberatoday.com)-Dalka Kenya Musharax Madaxweyne Oo Isagoo Jaad Cunaya Ku Ololaynaya Hadii La Doorto Inuu Jaadka Miirooga Somaliya Fasixiisa Kasoo Dhamayn Doono"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EI_doOjcmtM
&...
Wednesday, February 23, 2022
-
Culimada Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Dilka Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed Tacsina Udiray Qoyskiisii Iyo Dadkii Uu Diinta Baray”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Culimada Iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Dilka Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed Tacsina Udiray Qoyskiisii Iyo Dadkii Uu Diinta Baray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/U6I7BGPNAEg
&nb...
Wednesday, February 23, 2022
-
Qaarkamid Ah Culimada Aw Diinta Somaliland Oo Ka Hadlay Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimada Somaliland oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay geerida sheikh cabdinaasir Axmed Yuusuf oo kamid ah culimada gobolka sool oo maanta qarax lagu dilay is...
Wednesday, February 23, 2022
-
Somaliland Oo Shir Caalamiya Kaga Qaybgashay Dalka Nigeria Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
Lagos(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa magaalada Lagos ee waddanka Nigeria kaga qayb galaysa shir caalami ah (SAIPEC- Sub Saharan Africa International Petroleum Exhibition Conferenc, 6th Edition 2022) oo dhinaca shidaalka ah kaas...
Wednesday, February 23, 2022
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegay Inay Gubeen Noodhadh Kamid Ah Lacagta Shilinka Somaliland Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaciyay in ay gubayaan noodhadh kamid ah lacagta shilinka Somaliland kaasi oo aan hada la isticmaalin kala ah 10, 50shl, 100shilin.
Halkan Hoose Ka Daawo ...
Wednesday, February 23, 2022
-
Kulan Lagu Qiimaynayay Mashruuca Maamul Dadajinta JPLG Oo Hargaysa Lagu Qabtay Iyo Mayarada Degmooyinka Mashruucan Laga Fuliyo Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan Lagu Qiimaynayay Mashruuca Maamul Dadajinta JPLG Oo Hargaysa Lagu Qabtay Iyo Mayarada Degmooyinka Mashruucan Laga Fuliyo Oo Ka Qeyb Galay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/z1iNMqMRMcE
...
Wednesday, February 23, 2022
-
Wasiir Marreexaan: Gadh-wadeenka isu-soo-dhowaanshaha Xukuumadda iyo Beesha Bariga Burco W/Q Rashiid Cali
Wasiir Marreexaan: Gadh-wadeenka isu-soo-dhowaanshaha Xukuumadda iyo Beesha Bariga Burco
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Md Cali Xasan Maxamed (Marreexaan), waxa isku soo celiyey xukuumadda Madaxweyne Muus...
Wednesday, February 23, 2022
-
Dadwaynaha Xaafada Sheekh Madar Oo Cabasho Ka Muujiyay Wado Kaliya Ee Ay laahaayeen Oo Guri Laga Dhisayo”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadwaynaha xaafada sheekh madar ee magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay wado l,aan haysata iyagoo aan lahayn meel maydka laga saaro biyuhuna usoo mareen iyagoo maayarka caasimada ugu baaqay...
Wednesday, February 23, 2022
-
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Soamliland Oo Xadhiga Kajaray Xafiis Gaara Iskaashatada Gaadiidka Tawfiiq Uqalabaysay Gaadiidka Waaweyn Ee Tareelayaasha”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Soamliland Axmed Abokor Maxamed Oo Xadhiga Kajaray Xafiis Gaara Iskaashatada Gaadiidka Tawfiiq Uqalabaysay Gaadiidka Waaweyn Ee Tareelayaasha...
Tuesday, February 22, 2022
-
Maareyaha Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Oo Kawar Bixiyay Kulan Ay La Yeesheen Gudiga Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareyaha Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera Oo Kawar Bixiyay Kulan Ay La Yeesheen Gudiga Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jRPqkzjueGI
...
Tuesday, February 22, 2022
« Previous Page — Next Page »