|
Warar
-
Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Abaarta Dalka Ka Jirta, Kuna baaqay In Dadka Dhibaataysan Wada-jir Loogu Gurmado
“Umadda Baahan Waa In Loo Gurmadaa” Sheekh Dirir
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, ayaa bulshada ugu baaqay inay u gurmadaan bulshada walaalahood, isla-markaana wakhtigan abaaraha iyo kaliishu ji...
Thursday, March 17, 2022
-
Marwo Edna Aadan Oo Ka Hadashay Safarka Madaxweynaha Somaliland Ee Maraykanka, Dhaliilo Culusna U Soo Jeedisay Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Edna Aadan Ismaaciil, ayaa dhaliilo culus u soo jeedisay Soomaaliya, waxayna sheegtay in aanay jirin midnimo dambe oo dhex mari karta Somaliland iyo Soomaaliya, waxayna xustay in Somaliland waxba...
Thursday, March 17, 2022
-
Wiil Maalqabeen Ahaa , Ayaa Dhintay Isaga Oo Badbaadinaya Jacaylkiisa Oo Badda Ku Dhacday”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Carcas(Berberatoday.com)-Wiil Maalqabeen Ahaa , Ayaa Dhintay Isaga Oo Badbaadinaya Jacaylkiisa Oo Badda Ku Dhacday"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/hyt5rx6CTxk
&nbs...
Thursday, March 17, 2022
-
Guul Iyo Gobonimo Marka Hore Madaxwaynaha Iyo Waftigiisa Waan Hambalyaynayaa. Safarkan Waana Bar Bilaw Wanaagsan”Cali Guray
GUUL IYO GUUL INSHA ALLAH
Marka hore Madaxwaynaha iyo waftigiisa waan hambalyaynayaa. Safarkan uu ku booqday dalka Maraynka ayaa noqon kara bilaw wanaagsan xaga xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Maraykanka. Waase hadii Mu...
Thursday, March 17, 2022
-
Warbixin: Sicir Bararka Somaliland Ka Tagan Iyo Saamaynta Uu Bulshada Ku Yeeshay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbixin: Sicir Bararka Somaliland Ka Tagan Iyo Saamaynta Uu Bulshada Ku Yeeshay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gTFKXm_i4jc
Berberatoday.com...
Thursday, March 17, 2022
-
Dowlada Maraykanka Oo Kordhisay Tirada MadaxdaDawlada Xamar Ay Kusoo Rogtay Cunaqabateynta”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowlada Maraykanka Oo Kordhisay Tirada MadaxdaDawlada Xamar Ay Kusoo Rogtay Cunaqabateynta"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/YKoz8fjbrPM
&...
Thursday, March 17, 2022
-
Qiimanta Qudbaddii Madaxweyne Bihi Ka Jeediyey Heritage foundation!
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu khudbaddiisa isku barbardhigay Duqeyntii ,burburkii,dhimashadii ,balanbalkii iyo barakicii ku Dhacay dadka Reer Somaliland 33 sanno ka hor iyo duqeynta ,Dhimashada , burburka,,balanbalkan iyo bark...
Thursday, March 17, 2022
-
Wargays Kasoo Baxa Dalka Maraykana Oo Si Qotodheer Wax Uga Qoray Safarka Uu Ku Jooga Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Washington(Berberatoday.com)-Wargeyska ka soo baxa Mareykanka ee la yidhaa ( Associated Press ) oo wax ka qoray socdaalka Madaxweyne Muse Biixi ee dalka dalka Mareykanka, ayaa Salaasadii ku daabcay bog ka mida bogaggiisa, isagoo s...
Wednesday, March 16, 2022
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Lagu Qaabiley Xarunta Baarlamaanka Maraykanka Ee CAPITAL HILL!
Washington D.C-(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigiisa oo ku guda jira safarkoodi Maraykanka maalintii Afraad ayaa la kulmay Xildhibaan ka tirsan Aqalka Odayaasha ee Marayk...
Wednesday, March 16, 2022
-
Golaha Abwaaniinta Somaliland Oo Taageeray Talaabooyinka Madaxweynaha Somaliland Ku Raadinayo Aqoonsiga Dalka Iyo Safarada Uu Wadamada Caalamka Ugu Baxayo”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Abwaaniinta Somaliland Oo Taageeray Talaabooyinka Madaxweynaha Somaliland Ku Raadinayo Aqoonsiga Dalka Iyo Safarada Uu Wadamada Caalamka Ugu Baxayo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/J8hm...
Wednesday, March 16, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|