-
Xogta Dahsoon;Qaabkii Loo Jabiyay Jabhada Tigreyga Ee Ku Laalaysay Caasimada Adis Ababa!
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Warbixin lagu diyaariyay barnaamijka xogta dahsoon ayaa daboolka ka qaaday qaabkii loo jabiyay jabhada tigrey oo kusoo dhawaaday caasimada adis ababa.
...
Thursday, December 9, 2021
-
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cabdilaahi Dirawal”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi/mujaahid Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada dalka rabitaanka shacabka ee furista ururada siyaasada.
Sidoo kale siy...
Thursday, December 9, 2021
-
“Faafinta Dhaqan Galka Xeerka Ururadu Wuxuu Saaran Yahay Shirgudoonka Golaha Wakiilada”Garyaqaan Maxamuud Sar-maan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Faafinta Dhaqan Galka Xeerka Ururadu Wuxuu Saaran Yahay Shirgudoonka Golaha Wakiilada"Garyaqaan Maxamuud Sar-maan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Vmm3t537YLk
...
Wednesday, December 8, 2021
-
Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Oo Ka Hadlay Muuqaal Si Kaftan Ah Uga Baxay Xafiiskiisa”Daawo Muuqaal
London(Berberatoday.com)-Ra'iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson Oo Ka Hadlay Muuqaal Si Kaftan Ah Uga Baxay Xafiiskiisa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/MuV-YfKZVCw
Berberatoday.com...
Wednesday, December 8, 2021
-
War-bixin Sheegtay In Xukuumadda Somaliland Awoodi Wayday Inay Ilaaqaad Macno Leh La Samaysato Maraykanka, Hadalkii Uu CIRRO Ku Duray Xidhiidhka Taiwana Ku Macnaysay ‘RUN’
“Duruufaha iyo baahidu waxay ku qasbi doonaan reer Somaliland inay doortaan dhinac (Shiinaha/Taiwan), Shiinaha ayaa laga yaabaa inuu noqdo mid lagu qanci karo, marka loo eego hadallada madhan ee Washington..”
Hargeysa(B...
Wednesday, December 8, 2021
-
Diblumaasi Maraykan Ah Oo Sheegay Inay Fiicnaan Lahayd In Somaliland Lagu Daro Shir Ay Ka Qayb-galayaan 111 Waddan
USA(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Dalalka Itoobiya iyo Biniin Amb. Timbor Nagy, ayaa ka hadlay Shir lagaga hadlayo Dimuqraadiyadda oo Madaxweynaha Maraykanku uu bishan sagaalkeeda qabanayo.
Shir-m...
Wednesday, December 8, 2021
-
“Madaxwayne Ragii Kaa Horeeyay Maamuus Si Laguu Maamuuso Adigana Markaad….” Siyaasi Aadan Dhoolayare”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Madaxwayne Ragii Kaa Horeeyay Maamuus Si Laguu Maamuuso Adigana Markaad...." Siyaasi Aadan Dhoolayare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Z8V1NRR6L6c
B...
Wednesday, December 8, 2021
-
Muxuu Daarranaa Kulankii Madaxweynaha Somaliland Uu Shalay La Yeeshay Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco ?
Kulankani wuxuu ka beddeli karaa Loolanka Wasiirrada Gudaha Iyo Caafimaadka ee Hoggaaminta Kulmiye ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shalay qaabilay Suldaanka guud ee Beesha B...
Wednesday, December 8, 2021
-
“Waxaa Loo Baahan Yahay Xukuumad Cusub Oo La Jaanqaada Labada Gole” Xildhibaan Siciid Cudhay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo kamid ah golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyay garoonkaa caasimada hargaysa kadib markii ksoo noqday safar shaqo oo uu ugu maqna dalka Sweden
Sidoo ka...
Wednesday, December 8, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Dib Udhaqan Galiyay Xeer Hore Xukuumadii Siilaanyo Ulaashay Iyo Talaabada laga Qaadayo Dadka Somaliya Taga!
Xeer Madaxweyne: 08/12/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 16/122021 uu ka soo saaray Mamnuucidda Ka-Qayb-Qaadashada Siyaasada Soomaaliya.
Wax...
Wednesday, December 8, 2021
« Previous Page — Next Page »