-
Gudoomiye Saleebaan Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay In Xisbiga Kulmiye Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Ka Maqnaado.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida saleebaan maxamuud aadan ayaa layaab ku tilmaamay guuldaradii xisbiga kulmiye kazoo gaadhay doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada oo aanay hal qof ku lahayn.
...
Sunday, September 5, 2021
-
Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Ku Kacay Sharci Jabin, Muxuuse Ka Yidhi Isku Shaandhayntii Uu Ku Sameeyay Xukuumadiisa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi jaamac shabeel ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu madaxwayne biixi ku sameeyay xukuumadiisa ku tilmaamay in aanu waxba korodhsan islamarkaana uu jaanis siiyay xisbiyada mucaaridka
Sidoo kale...
Sunday, September 5, 2021
-
Macalin Sheegay In Weerar Lagu Qaday Waxyeelana Ay Ugeysteen Maamulkii Iskuulkii Uu Kashaqaynaayay Mudo 15 Sano”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Macalin Sheegay In Weerar Lagu Qaday Waxyeelana Ay Ugeysteen Maamulkii Iskuulkii Uu Kashaqaynaayay Mudo 15 Sano"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gmY2aZDJy1Q
Be...
Saturday, September 4, 2021
-
Shirweynaha Xisbiga WADDANI Oo La Muddeeyay Iyo Hadal-hayn Ku Saabsan In Cabdiraxmaan Cirro Uu Xirsi Ku Wareejinayo Guddoomiye-nimada Oo Ka Dhalatay
Maxaa iska beddelay Heshiiskii Cirro Iyo Cabdiqaadir Jirde Ee dhigayey Inuu Xilka Guddoomiye-nimo ku wareejiyo, hadduu Madaxweyne Noqdo ?
Hargeysa (Geeska) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyey xilliga la qaban...
Saturday, September 4, 2021
-
Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Somaliland Ogolaatay Inay Marti-geliso 10 Kun Oo Qoxooti Reer Afgaanistaan Ah Iyo Cidda Heshiiska Saxeexday Oo Uu Shaaciyey
Jiritaanka Heshiiskan waxa hore u beeniyey Wasiirka Warfaafinta, laakiin War cusub baa ka dambeeyay
Hargeysa (Geeska) – Waxaan weli soo afjarmin hadal-haynta Qoxooti reer Afgaanistaan ah oo la sheegay in Maraykanku doonayo ...
Saturday, September 4, 2021
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iscasilaadsii Ka Aqbalay Baashe Cawil Markalena Xilkaas Umagacaabay Cabdinaasir Cumar Yare
Wareegto Madaxweyne: 04/09/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-711/092021 uu kaga Aqbalay Is-casilaadii uu hore u soo gud...
Saturday, September 4, 2021
-
Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Hadlay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay Iyo Rajada Xisbiga Kulmiye.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada biyaha Somaliland cali mareexaan oo maalintii shalay madaxwaynuhu umagacaabay xilka wasiirnimo ayaa dareen celiyay magacaabistiisa
Sidoo kale wasiir cali mareexaan ayaa ka ...
Saturday, September 4, 2021
-
Baashe Cawil Oo Iska Casilay Xilkii Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Madaxwayne Muuse Biixi Umagacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilkii Hore Ee Somaliland Ee Dalalka Kenya Iyo Imaaratka Carabta Baashe Cawil Cumar Oo Iska Diiday Xilka Wasiir Kuxigeenka Ee Arimaha Debeda Oo Madaxweyne Muuse Biixi Umagacaabay Waxaanu Baashe Sida...
Saturday, September 4, 2021
-
Al-shabaab Oo Si Cad Ubeenisay Iney Dileen Ikraan Tahliil Faarax Oo Haayada Nisa Dilkeeda Ku Eedaysay.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa si cad u shaaciyay ineysan wax lug ah ku laheyn Dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay Xalay hay’adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed sheegtay iney Al-Shabaab dileen Ikraan ...
Saturday, September 4, 2021
-
Taariikh Nololeedka Amb Cumar Dheere Safiirkii Hore Ee Somaliland U fadhiyey Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Hargaysa Ku Geeriyooday!
Waxa Maanta Magaalada Hargeysa ku geeriyooday Alle Ha,unaxariistee safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyayey Jabuuti iyo Itoobiya Ambassador Cumar Xaaji Maxamuud Cismaan (Cumar Dheere). Ee xukuumadihii Cigaal Iyo daahir Riyaale Oo...
Saturday, September 4, 2021
« Previous Page — Next Page »