-
“Waxa Aan Arkayaa Waa Laba Kooxood, Oo Laba Fikir Kala Sidata!! Abwaan Weedhsame.
Qolo Waxay Somaliland iyo dadkeeda u aragtaa in ay Gaaloobeen oo ay murtadiin yihiin. Waxay is Tuseen in xil ka Saaran yahay sidii dadkan gaaloobay loogu soo dabbaali lahaa Islaannimadii. Qoladani dimuqraadinimada iyo doorashadu X...
Saturday, August 21, 2021
-
Ciidanka Booliska Degmada Guriceel Somaliya Oo Xabsiga Utaxaabay Wiil Dhalinyaro Ah Gabadh Uu jeclaa Jidhkiisa Ku Qoray Magaceeda Isaga Oo Dab Isticmaalaya”Daawo Muuqaal
Guriceel(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Degmada Guriceel Somaliya Oo Xabsiga Utaxaabay Wiil Dhalinyaro Ah Gabadh Uu jeclaa Jidhkiisa Ku Qoray Magaceeda Isaga Oo Dab Isticmaalaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/P15Q1U2g8Fg
...
Saturday, August 21, 2021
-
Sheekh Almis Yaxye Oo Qadiyada Somaliland Usharaxay Culimada Somaliyeed Oo Shir Uga Socday Caasimada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Almis Muj Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada waawan ee somaliland ayaa khudbad cajiib Ah ka jeediyay shirka culimada ansaarul sunah oo ka socday Magaalada hargaysa ayaa culimada usharaxay q...
Saturday, August 21, 2021
-
Xaggee Ayay Ku Dambeeyeen Saraakiishii Soomaalida Ahaa Ka Howlgali Jiray Afghanistan?
Kabul(Berberatoday.com)-Shaqalaha Qaramada Midoobay qeybtooda gargaarka, ayaa laga daadgureeyay dalka Afghanistan, iyagoo la geeyey dalka deriska la ah waddankaasi ee Kazakhistan.
Waxaana ay shaqaalahaasi ka mid ah nin Soom...
Saturday, August 21, 2021
-
Qaarkamid Ah Ardaydii Ku Guulaystay Deeqdii Waxbarasho Ee Dalka Taiwan Ay Ugu Deeqday Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay”daawo Muuuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid Ah Ardaydii Ku Guulaystay Deeqdii Waxbarasho Ee Dalka Taiwan Ay Ugu Deeqday Somaliland Oo Ka Dareen Celiyay"daawo Muuuqaal
https://youtu.be/1PHKNf4cbVY
 ...
Saturday, August 21, 2021
-
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xukuumada Ka Dalbaday Inay Soo Cadayso Sababta Keentay Inay Joojiso Xaflad Loo Qabanayay Xildhibaan Guruuge.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in warqad ay udireen xukuumada taasi oo ay kaga dalbadanayaan sobobta ay ujoojisay xaflad haween uqabanayaan xildhibaan guruuje iyo xildhibaano ka...
Saturday, August 21, 2021
-
Maxkamadda Racfaanka Kenya Oo Diiday Qorshe Ay Wateen Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga Oo Dastuurka Dalkaas La Doonaayay In Wax Lagaga Bedelo
Nairobi(Berberatoday.com)-Maxkamadda Racfaanka Dowladda Kenya, ayaa diiday, kuna tilmaantay sharci darro qorshe ay Madaxweyne Uhuru iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Wadankaasi ay ku doonayeen inay wax uga badalaan Dastuurka Kenya...
Saturday, August 21, 2021
-
Warsidaha The Independent Turkish Oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta COVID19!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsidaha The Independent Turkish ayaa Warbixin Uu ka Qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka COVID 19 iyo saameynta taban Ee xannuunkaas ka dhashay, waxa uu ku soo...
Saturday, August 21, 2021
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Jooga Nairobi Iyo Kulamo Uu la Yeeshay Dhigiisa Dalka Kenya!
Nairobi(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland iyo wafti uu hogaminayo ayaa safar shaqo ku jooga dalka Kenya kaasi oo kulamo kula qatay dhigiisa dalka Kenya iyo madax kale
Sidoo kale wasiirka waxbarashada ...
Saturday, August 21, 2021
-
“Ma Jirto Sabab Aynu Guno Fadhiyeed Uqaadanaa Iyadoo Macallimiinteenii Iyo Askarteenii La Ogyahay Mushaharka Ay Qaataan Yaraantiisa Iyo Xaalada Ay Ku Shaqeeyaan Ee Adag… Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan/Abwaan Xasan Saleebaan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa isagoo ka hadlay doodii golaha ee xeer hoosaadka golaha soo jeediyay in lacagta guna fadhiyeedka ee gola...
Saturday, August 21, 2021
« Previous Page — Next Page »