Shirwaynaha Dalada Sonsaf Oo Lagu Doortay Hogaan Cusub.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirwaynaha Afaraad ee dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf oo ka furmay huteelka ambassador ayaa lagu doortay xubnaha hogaanka cusub ee dalada hogaamin doona sanadaha soo socda.
...