-
Waddamada Carabta oo Ku Gacan Saydhay Madaxwaynaha Maraykanka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Waddamada Carabta oo Ku Gacan Saydhay Madaxwaynaha Maraykanka"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/e-W3lcjYs50
...
Sunday, February 2, 2025
-
𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐡𝐞𝐲𝐧.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenku ayaa maanta fadhi aan caadi aheyn iskugu yeedhay Xubanaha Golaha Wasiirada, si uu xog warran g...
Sunday, February 2, 2025
-
Shirkii Beelaha Warsengeli Iyo Dhulbahante Uga Socday Badhan oo Colaad iyo Dagaal Ay Ku Gudioonsadeen”Daawo Muuqaal
Shirkii Beelaha Warsengeli Iyo Dhulbahante Uga Socday Badhan oo Colaad iyo Dagaal Ay Ku Gudioonsadeen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cqR05eIu1VE
...
Saturday, February 1, 2025
-
Lamaane Damaashaad Ku Jiray oo Ku Dhintay Diyaarad Ay Wateen”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Lamaane Damaashaad Ku Jiray oo Ku Dhintay Diyaarad Ay Wateen"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/F1GxX55h4EQ
...
Saturday, February 1, 2025
-
“Bulshada Somaliland Dagaal Haw Diyaar Garawdo….”Eng Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Bulshada Somaliland Dagaal Haw Diyaar Garawdo...."Eng Faysal Cali Waraabe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Eh4n7Gpc6iQ
...
Saturday, February 1, 2025
-
Xukuumada Somaliland oo Joojisay Lacag Baanka Dhexe Laga Qaadan Jiray”daawo Warbixin Muuqaal Ah
Baanka dhexe ee JSL Oo hakiyay dhammaan horumarisyadii iyo daymihii Baanku bixin jirey muddo lix bilood ah taas oo ka bilaabmaysa (01.02.2025—31.7.2025)
https://youtu.be/aOCuVmV73EA
...
Saturday, February 1, 2025
-
Marxuum Lagu Toogtey Suuqa Inji oo Meydkiisa la dhigay Cusbitaalka Hargeysa
Allaha Naxariistii jano haka waraabiyee Marxuum Siciid Xasan Maxamad Shire, oo Kamid ahaa Muruqmaalka Suuqa inji ee Caasimada Hargeysa, ayaa goordhaweyd nin hubaysani Toogasho ku diley.
Sida ay xaqiijiyeen ehelada Mar...
Saturday, February 1, 2025
-
Boqor Buur-madowow oo Dagaal Iclaamiyay Fariina Culusna Udirey Warsangeli Iyo Dhulbahante”Daawo Muuqaal
Boqor Buur-madowow oo Dagaal Iclaamiyay Fariina Culusna Udirey Warsangeli Iyo Dhulbahante"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tY0bqnkl73M
&...
Saturday, February 1, 2025
-
Ruwaanda Iyo Koonfur Africa oo Si Fool Ka Fool Ah Ugu Dagaalamaya Dalka DRC Congo”Daawo Warbixin Muuqaal
Ruwaanda Iyo Koonfur Africa oo Si Fool Ka Fool Ah Ugu Dagaalamaya Dalka DRC Congo"Daawo Warbixin Muuqaal
https://youtu.be/LjtkzVfAIeE
...
Saturday, February 1, 2025
-
Loolan Adag oo Loogu Jiro Mayernimada Berbera Iyo Xildhibaanada oo Lakala Hororsanayo
Magaalada Berbera waxa labadii maalmood ee udambeeyay laga dareemayaa guux la xidhiidh Kalfadhiga aan caadi ahayn ay yeeshaan Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera kaas ay Dabada ka riixayaan Xildhibaano Isbedel Doonaya o...
Saturday, February 1, 2025
« Previous Page — Next Page »