Qaab Noocee Ah-ba Loo Maydha Kacbadda Barakaysan Gudaheedda?
Riyad(Berberatoday.com)-Kacbada barakaysan gudaheeda waxaa sannadkii la dhaqi jiray seddax goor, waana arrin soo billaabatay xilligii Nabi Maxamed NNKH.Markii ugu horreysay ee la dhaqay waxay ahayd xilligii ay Muslimiinta qabsadee...