Mudane Maayer, Ma Laguu Warramay??! W/Q: Kamaal Marjaan
W/Q: Kamaal Marjaan
Imtixaanka ugu horreeya ee aanay siyaasiyiinta xil doonka ahi inta badan ka gudbin waa sababta ay mansabka u raadinayaan oo aanay garanayn, waayo weligoodba si deggen isuma ay weydiin. Ugu horreyn waxa ...