Dagaal Beeleed Markale Ka Dhacay Duuleedka Magaaladda Baledweyne
Beledweyne(Berberatoday.com)-Dagaalo xoogan, ayaa maanta markale ku dhexmaray deegaanka Dharkeynta ee duuleedka Magaalada Baledweyne laba Maleeshiyo beeleed oo muddo laba todobaad ka badan ku dagaalamaya deegaano ku yaala Galbeedk...