Qarax Ay Dad Ku Dhinteen Oo Muqdisho Ka Dhacay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay afar kalana way ku dhaawacantay weerar isqarxin ah oo ka dhacay mukhaayad ku taalla caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho caawa fiidkii.
Qaraxa ayaa ka dhacay mukhaayad...