|
Warar
-
Khudbadii uu madaxweynaha Soomaaliland mudane Muuse Biixi (8-Maarso ka hor jeediyey baarlamaanka Soomaaliland ayaan aad u dhageystay una dhuuxay.Waxaa qorey, Bishaar Samadoon:
Waxaa qorey, Bishaar Samadoon:
Khudbadii uu madaxweynaha Soomaaliland mudane Muuse Biixi (8-Maarso ka hor jeediyey baarlamaanka Soomaaliland ayaan aad u dhageystay una dhuuxay.
Hadal jeedintaan oo ka koobneyd waxyaab...
Wednesday, March 10, 2021
-
Golaha Wakiillada Oo Wacad Ku Maray Inay Dib U Eegis Iyo Wax Ka Baddel Ay Ku Samaynayaan Xeerka Axsaabta Qaranka Iyo Guddoomiyayaal Farta Lagu Fiiqay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada uu hadda wakhtigoodii sii gabaabsiga yahay ee Golaha Wakiillada Somaliland oo sabtidii toddobaadkan lixdii bishan Maarij 2021-ka uu furmay Kal fadhigoodii 45aad, kaas oo ah kal fadhigii ugu...
Wednesday, March 10, 2021
-
Dallada Sonyo Oo Ka Iska Difaacday Eedo Uu Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegtayna In Ay Dhex Uyihiin Asxaabta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa ka jawaabay eedo uu usoo jeediyay xisbiga wadani oo ku eedeeyy in aanay daladu dhex u ahayn xisbiyada Somaliland.
Sidoo kale gudomyaha dalada s...
Wednesday, March 10, 2021
-
“Ardeydu Ma Adoomo Meel Lagu Haystaa Yeeli Mayno In Maamulka Dugsiyadu Yidhaahdaan Dukaanka Iskuulka Ku Dhex Yaala Uunba Wax Laga Iibsanaya Walaahi Way Dhamaatay Intii Laysu Dul Qaadanayay”Wasiir Toorno”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ardeydu ma adoomo meel lagu haystaa , waar nimankan halkeebay ka imaadeen dadka mayagaa leh , yeeli mayno in maamulka dugsiyadu yidhaahdaan tukaanka iskuulka ku dhex yaala uunba wax laga iibsanaya ( Muse...
Wednesday, March 10, 2021
-
Ardayda Iskuulka Salaama Oo Mudaharaad Rabashado Watay Ku Galalafay Iskuulkaas Saaka Iyo Sababta”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ardayda Iskuulka Salaama Oo Mudaharaad Rabashado Watay Ku Galalafay Iskuulkaas Saaka Iyo Sababta"Daawo Muuqal
https://youtu.be/MbTuQY2aHuc
Berberat...
Wednesday, March 10, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Kala Diray Shaqaalihii ka Hawlgalayey Wacyi Galinta Kaadh Qaadashada Gobolada Bari
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka Qaranka Somalland ayaa kala diray gaadiidkii iyo shaqaalihii ka hawglayay goobaha kaadh qaadashada ee gobolada saaxil sool iyo sanaag.
Waxaana kala dirista ee gaadiidka i...
Wednesday, March 10, 2021
-
Wasaarada Waxbarashada Oo 14 Qodob Oo Go,aano Ah Kasoo Saartay Kacdoonkii Dugsiga Sare Ee Nuuradiin Boys
Hargeysa(Berberatoday.com)-Go’aamada Guddida ee Xaaladda Dugsiga Sare ee Wiilasha ee Nuuradiin (Nuradin Boys).
Guddidu markii ay baadhay xaalada dhacdadii ka dhacday Dugsiga wiilasha ee Nuradiin Sare 03/03/2020.
Dh...
Wednesday, March 10, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Dawladda Soomaaliya Ku Eedeeyay Inay Lugta Hayso In Somaliland Deeqaha Dibedda Ka Maalgashato Mashaariic Waaweyn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shalay hor-tagay labada Aqal ee Baarlamaanka, waxaanu u jeediyey khudbad-sanadeedka 2021-ka.
Khudbaddan oo socotay muddo dheer, ayaa waxa uu Madaxwe...
Tuesday, March 9, 2021
-
“Waxaa Loo Balansanaa In La Ansixiyo Ajandaha Golaha,Waxaase Buuxsamayi Waayay Kooramkii”Gudoomiye Baashe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa dgniin udiray xidlhibaanada golaha wakiilada ee ka maqnaa fadhigii manta ee golaha oo uqabsoomi waayay kooram la,aan
Sidoo kale gudoomiye baashe ayaa xildhibaanada ...
Tuesday, March 9, 2021
-
Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Oo Ka Jawaabtay Cabashada Xamda Xuseen Oo Sheegtay Tacdi Iyo Cunsuriyada Uu Kula Kacay Wasiir Cabdirashiid Cali Suufi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Oo Ka Jawaabtay Cabashada Xamda Xuseen Oo Sheegtay Tacdi Iyo Cunsuriyada Uu Kula Kacay Wasiir Cabdirashiid Cali Suufi"Daawo Muuqal
https://youtu.be/bsdtfBy2Mu0
&...
Tuesday, March 9, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|