|
Warar
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Daryeelka Kutubta Quraanka Kariim Ah.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh cabdilaahi Axmed ayaa Maanta magaalada Hargeysa xadhiga kaga jaray xarun daryeelayo Kutubta Qur”aanka kariimka ah.
Waxaana Munaasibada ...
Tuesday, November 24, 2020
-
Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Diwaan Galinta Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka!
Borama(Berberatoday.com)-Qaarkamid madax dhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan ka bilaabmaysa gobolka awdal
Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa shacabka ugu baaqay in ay qa...
Tuesday, November 24, 2020
-
Hay’adaha Gargaarka Oo Ka Dayriyey Xaaladda Shacabka Tigrayga, Kuna Baaqay In La Joojiyo Dagaalka
Ethiopia(Berberatoday.com)-Hay’adaha gargarka ee dunida, ayaa ku baaqaya in sida ugu dhaqsiyaha badan si kumeelgaar ah xabadda loo joojiyo gobolka Tigrey si ay u suragasho in la gaaro dadka rayidka ah ee uu dagaalka saameeyay....
Monday, November 23, 2020
-
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Sheegay Inay Maxkamada Sare Ugudbin Doonaan Ka Dhan Ah Wasiirka Warfaafinta Saleeban Cali Koore
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa sheegay in ay Maxkamadda sare u gudbin doonaan dacwad ka dhan ah Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali K...
Monday, November 23, 2020
-
Somalia: 12 Musharrax Madaxweyne Oo Xukumada Farmaajo Ku Eedeeyey Inay Afduubayso Doorashada 2021
Muqdisho(Berberatoday.com)-12 Musharrax oo u taagan xilka madaxtinnimada Soomaaliya oo Sabtidii maanta Muqdisho kulan ku yeeshay, ayaa ka wadahadlay sidii loo mideeyn lahaa mowqifka hoggaamiyeyaasha Mucaaradka ah, isla markaana wa...
Monday, November 23, 2020
-
Munaasibad Loogu Duceeyey Marxuum Suldaan Xandulle, Laguna Shaaciyey Caleemo-Saarka Suldaanka Beddelay Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad ballaadhan oo isugu jirtay in loo duceeyo Allaah ha u naxariisatee Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle(Indhacase) oo toddobaadkan ku geeriyooday, laguna aasay Hargeysa iyo in la shaaciyo caleemo...
Monday, November 23, 2020
-
Xildhibaan Baar Siciid Oo Ka Hadashay Sida Ay Bulshada Usaamaysay Dhibaatada Tahriibtu Iyo Dhacdooyin Inagu Cusub”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Baar Siciid oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa doodii manta ee golaha kaga hadashay dhibta ay bulshada reer Somaliland ku hayso tahriibta iyo waalid iyo caruurtii uu dha...
Monday, November 23, 2020
-
“Mulkiilaha Dowladdu Waa Fahad Yaasiin, Mana Laga Yeelayo Burburin….”Xasan Sheekh
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud oo ka qeybgalay Barnaamij dood wadaag ah oo su’aalo lagu weydiinayay ayaa sheegay in mulkiilaha dowladda hadda jirta uu yahay Fahad Yaasiin oo ah t...
Sunday, November 22, 2020
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Digtay Roobab Duufaano Wato Oo Kusoo Waajahan Dalka Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland Oo Ka Digtay Roobab Duufaano Wato Oo Kusoo Waajahan Dalka Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka.
https://youtu.be/2S5McdHTkYQ
Berbe...
Sunday, November 22, 2020
-
Maxkamada Gobolka Togdheer Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Eedaysanihii Loo Haystay Dilkii Marxuumad Ugbaad Cali Cabdilahi
Burco(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Togdheer Ayaa manta xukun dil ah ku xukuntay Eedaysane dil iyo kufsi magaalada Burco ugu gaystay Marxuum Ugbaad Cali Cabdilahi oo ahayd oo hooey sedex caruur ah lahayd,
https://youtu.b...
Sunday, November 22, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|