Haweenay Oo Utarmaysa Hoggaanka Ururka Ganacsiga Adduunka
New York(Berberatoday.com)-Todobaaddo uun ka dib markii agaasimaha guud ee ururka ganacsiga adduunka ee WTO, Roberto Azevedo, sida lama filaanka ah u shaaciyey is casilaaddiisa, ayaa waxa soo baxay in diblomaasiyadda reer Keny...
Badhasaabka Awdal Oo Raali Gelin Siiyay Bulshada Gobolka Sanaag.
Borama(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka awdal Tiinbaro ooh ore uhaaa badhasaabkii gobolka sanaag ayaa raaligalin ka bixiyay hadalo uu wax kaga sheegay reer sanaag maalintii uu la wareegayay xilka isagoo hada raali galin kasii...
Sunday, July 12, 2020
Madaxweyne Hore Oo Putland Soo Hogaamiyay Oo Kenya Ku Geeriyooday
Nairobi(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste waxa habeenkii xalay dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Puntland, Maxamed Cabdi Xaashi.
Alle unaxariistee, marxuum Maxamed Cabdi Xaashi waxa uu sidoo kale soo ahaa Mad...