-
Shir Muhiim Ah oo Madaxtooyada Kudhex-maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynayaashii Hore ee Dalka”Daawo Muuqaal
WAR SAXAAFADEED.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan Wada-Tashi Ah La Yeeshay Madaxweynayaashii Iyo Madaxweyne-ku-xigeenadii Hore Ee Qaranka Somaliland.
Hargeysa-27-12-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalilan...
Friday, December 27, 2024
-
Wasiirka Duulista Hawada Iyo Horumarinta Madaaradda oo Tababar Ufuray Shaqalaaha Wasaaradda”Daawo Muuqaal
Wasiirka Duulista Hawada Iyo Horumarinta Madaaradda oo Tababar Ufuray Shaqalaaha Wasaaradda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/cIQf4HOfXKc
...
Friday, December 27, 2024
-
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Kulan Ugu Baaqay Madaxweynayaashii Hore ee Somaliland Iyo Ujeedada Kulankaas
Madaxweynaha Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta kulan la yeelanaya Madaxweyneyaashii Hore ee Daahir Rayaale iyo Muuse Biixi.
Lama sheegin Kulankooda Ajandihiisa, waxayse u badan tahay in ...
Friday, December 27, 2024
-
Somaliland oo Deeq Dawooyin Ah Kala Wareegtay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO”Daawo Muuqaal
Somaliland oo Deeq Dawooyin Ah Kala Wareegtay Hay'adda Caafimaadka Aduunka ee WHO"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/t-jn1I5l89A
...
Friday, December 27, 2024
-
“Dagaalada Dhulkeena Ka Dhacay Waanu Cambaaraynaynaa Cid Kasta oo Bilawday”Sheekh Maxamed Cali Gadhle”Daawo Muuqaal
"Dagaalada Dhulkeena Ka Dhacay Waanu Cambaaraynaynaa Cid Kasta oo Bilawday"Sheekh Maxamed Cali Gadhle"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/f7-Im_ib1uk
...
Friday, December 27, 2024
-
Xeebaha Dalka Spain oo Ay Ku Dhinteen 10-kun oo Tahriibayaal Ah”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xeebaha Dalka Spain oo Ay Ku Dhinteen 10-kun oo Tahriibayaal Ah"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/a5-UlopXtvE
Berbe...
Thursday, December 26, 2024
-
Xukuumada Somaliland oo War Cusub ka soo saartay dagaalkii Dacawalay”Daawo Muuqaal
Xukuumada Somaliland oo War Cusub ka soo saartay dagaalkii Dacawalay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/B_c-WreofVs
Be...
Thursday, December 26, 2024
-
Wasiirka Maaliyada Ayaa Xilkii U Kala Wareejiyey Agaasimihii Hore Iyo Ka Cusub Ee Wasaaradaasi”Daawo Muuqaal
Wasiirka Maaliyada Ayaa Xilkii U Kala Wareejiyey Agaasimihii Hore Iyo Ka Cusub Ee Wasaaradaasi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/jvsjevGpwK4
...
Thursday, December 26, 2024
-
Madaxweyne Cirro, oo Tacsiyeeyay Dadkii Shacabka Ahaa ee Ciidamada Liyuu Boolisku Ku Xasuuqeen Deegaanka Dacawalay
Madaxweyne Cirro, ayaa tacsiyeeyay dadkii shacabka ahaa ee Ciidamada Liyuu Boolisku ku laayeen deegaanka Dacawaley ee gudaha Ethiopia.
Madaxweyne Cirro, ayaa xusay in ay dhawrayaan nabadda iyo dariswanaaga waddamada jaarka ...
Thursday, December 26, 2024
-
Kalfadhigii 3-aad ee Golaha Wasiirka Xukumada Somaliland oo Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Gudoomiyay
Fadhigii 003-aad ee Golaha Wasiirrada oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qabsoomay ...
Thursday, December 26, 2024
« Previous Page — Next Page »