“Somaliya: Waxay Ku Socotaa Middi Gir-Girkeed”Siyaasi Cali Guray.
Somaliya Xili ay wax badan oo qabyo ka ahi ay jiraan ayaa waxa kaabiga soo saaray Doorashadii Barlamanka iyadoo muddo xileedkii dawladdana ay ka hadhsan tahay wax ka yar 7 bilood iyo 2 todobaad. In kasta oo dadka qaar ay rumaysan ...