“Trump waxa uu caawinaad weydiistay madaxweynaha ShiinahaJ” ohn Bolton
Washiton(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka codsaday dhiggiisa Shiinaha, Xi Jinping, inuu ka caawiyo dib-u-doorashadiisa, sida ku xusan buug uu qoray lataliyihiisii hore ee ammaanka qaranka, John Bolt...